{"id":406423,"date":"2019-11-01T10:17:59","date_gmt":"2019-11-01T07:17:59","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406423"},"modified":"2019-11-01T17:40:10","modified_gmt":"2019-11-01T14:40:10","slug":"granit-xhaka-oo-raali-galin-u-diray-taageerayaasha-kooxda-arsenal-kaddib-dhacdada-kulankii-crystal-palace","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/granit-xhaka-oo-raali-galin-u-diray-taageerayaasha-kooxda-arsenal-kaddib-dhacdada-kulankii-crystal-palace\/","title":{"rendered":"Granit Xhaka oo raali galin u diray taageerayaasha kooxda Arsenal, kaddib dhacdada kulankii Crystal Palace"},"content":{"rendered":"<p><strong>London(SONNA)-<\/strong>Kabtanka kooxda Arsenal ee Granit Xhaka ayaa boggiisa rasmiga ah ee Twitter-ka ku soo qoray fariin raali galin ah, kaddib markii uu carro xoogan ku hor muujiyay \u00a0taageerayaasha Gunners markii la badalay qeybta labaad ee kulankii Crystal Palace.<\/p>\n<p>Granit Xhaka ayaa fariintan uu ku soo qoray boggiisa rasmiga ah ee Twitter-ka wuxuu ku doonayay inuu ku xaqiijiyo wixii dhacay habeenkii Axada ee la soo dhaafay wuxuuna yiri:<\/p>\n<p>\u201cWaan jeclahay kooxdaan, marwalbana waxaan siiyaa 100% dadaalkeyga ah garoonka dhexdiisa\u201d.<\/p>\n<p>Granit Xhaka ayaa wuxuu muujiyay saameynta ay ku yeelatay faallooyinka foosha xun ee kaga yimid Isbuucyadii la soo dhaafay inta lagu gudi jiray kulmadii ay ciyaareen qaar ka mid ah taageerayaasha Arsenal wuxuuna carabka ku adkeeyay:<\/p>\n<p>\u201cArrintaas si xun ayeey ii dhaawacday\u201d.<\/p>\n<p>Fariimaha uu ka cabanayo Granit Xhaka isla markaana ay taageerayaasha kooxda Arsenal ay u soo mariyeen baraha bulshada ayaa waxaa ka mid ah:<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.tnp.sg\/sites\/default\/files\/styles\/rl480\/public\/articles\/2019\/10\/29\/NP_20191029_NEIL29_5214713.jpg?itok=BRUvwY6f\" alt=\"Image result for Granit Xhaka\" width=\"1034\" height=\"689\" \/><\/p>\n<p>\u201cXaaskaaga dil, waxaan rajeyneynaa in gabadhaada ay qabto kansar\u201d iyo erayo kale ee la mid ah.<\/p>\n<p>Yeeelkeed, Kabtanka kooxda Arsenal ee Granit Xhaka ayaa tilmaamay in ereyadan oo dhan ay ku riixeen inuu galo xaalad aad u adag inta lagu gudi jiray kulankii Crystal Palace.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Granit Xhaka oo raali galin ka bixinayay fal celintii uu ku hor sameeyay taageerayaasha kooxda Arsenal inta lagu gudi jiray ciyaartii Crystal Palace ayaa wuxuu yiri:<\/p>\n<p>\u201cTaasina maahan ujeedadayda, waana ka xumahay waxa ay dadku u maleeyeen\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rajeynayaa inaan ku soo laaban doono halka ugu dambeysa ee ah ixtiraamka, oo aan xasuusano in marka hore aan jecel nahay isboortiga, si wanaagsan aan horey ugu sii dhaqaaqno\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London(SONNA)-Kabtanka kooxda Arsenal ee Granit Xhaka ayaa boggiisa rasmiga ah ee Twitter-ka ku soo qoray fariin raali galin ah, kaddib markii uu carro xoogan ku hor muujiyay \u00a0taageerayaasha Gunners markii la badalay qeybta labaad ee kulankii Crystal Palace. Granit Xhaka ayaa fariintan uu ku soo qoray boggiisa rasmiga ah ee Twitter-ka wuxuu ku doonayay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406424,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406423","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406423"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406425,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406423\/revisions\/406425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406424"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}