{"id":406420,"date":"2019-11-01T10:10:36","date_gmt":"2019-11-01T07:10:36","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406420"},"modified":"2019-11-01T17:36:10","modified_gmt":"2019-11-01T14:36:10","slug":"kooxda-inter-milan-oo-bar-tilmaameed-koowaad-ka-dhiganeysa-xiddig-ka-tirsan-real-madrid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kooxda-inter-milan-oo-bar-tilmaameed-koowaad-ka-dhiganeysa-xiddig-ka-tirsan-real-madrid\/","title":{"rendered":"Kooxda Inter Milan oo bar-tilmaameed koowaad ka dhiganeysa xiddig ka tirsan Real Madrid"},"content":{"rendered":"<p><strong>Milan(SONNA)-<\/strong>Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay raacdo xoogan ugu jirto sida ay ku heli laheyd adeega weeraryahanka reer Serbia ee Luka Jovi\u0107.<\/p>\n<p>Inter Milan ayaa qorsheeneysa in suuqa furmi doono bisha Janaayo ee soo aadan ay ku qaadato qaab amaah ah weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Luka Jovi\u0107.<\/p>\n<p>Wargeyska \u201cCalcioMercato\u201d ee dalka Talyaaniga ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in maamulka Inter Milan ay xiiseenayaan adeega Luka Jovi\u0107, si ay ugu xoojistaan dhanka weerarka ee kooxda, isla markaana uu kaga garab ciyaaro xiddigaha Lukaku iyo Lautaro Mart\u00ednez.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/arabic.sport360.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/JUVIC.jpg\" width=\"1054\" height=\"599\" \/><\/p>\n<p>Raacdada ay ugu jirto Inter saxiixa laacibkan reer Serbia ayaa wuxuu imaanayaa kaddib markii uu xiiso balaaran ka muujiyay adeegiisa macalinka reer Talyaani ee Antonio Conte si uu ugu xoojisto shaxda Nerazzurri.<\/p>\n<p>Si kastaba ha noqotee Luka Jovi\u0107 oo Real Madrid kaga soo biiray kooxda Eintracht Frankfurt ayaan soo jiidanin qaab ciyaareedkiisa dhamaan taageerayaasha iyo maamulka Los Blancos xilli ciyaareedkiisa ugu horeeyay ee garoonka Santiago Bernabeu iyo horyaalka La Liga, isagoo ciyaaray 10 kulan wuxuuna dhaliyay 1 gool oo kaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Milan(SONNA)-Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay raacdo xoogan ugu jirto sida ay ku heli laheyd adeega weeraryahanka reer Serbia ee Luka Jovi\u0107. Inter Milan ayaa qorsheeneysa in suuqa furmi doono bisha Janaayo ee soo aadan ay ku qaadato qaab amaah ah weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Luka Jovi\u0107. Wargeyska \u201cCalcioMercato\u201d [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406421,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406420","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406422,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406420\/revisions\/406422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}