{"id":406417,"date":"2019-11-01T10:00:11","date_gmt":"2019-11-01T07:00:11","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406417"},"modified":"2019-11-01T17:32:27","modified_gmt":"2019-11-01T14:32:27","slug":"manchester-united-oo-kula-dagaalameysa-barcelona-badelka-xiddigaha-lukaku-iyo-sanchez","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/manchester-united-oo-kula-dagaalameysa-barcelona-badelka-xiddigaha-lukaku-iyo-sanchez\/","title":{"rendered":"Manchester United oo kula dagaalameysa Barcelona badelka xiddigaha Lukaku iyo S\u00e1nchez"},"content":{"rendered":"<p><strong>Manchester(SONNA)-<\/strong>Manchester United ayaa qeyb ka soo noqotay raacdada ay qaar ka mid ah kooxaha waaweyn ee Yurub oo ay qeyb ka tahay Barcelona ugu jiraan saxiixa weeraryahanka reer Argantina iyo Naadiga Inter Milan ee Lautaro Mart\u00ednez xilliyada soo socda.<\/p>\n<p>Qaab ciyaareedka Lautaro Mart\u00ednez ayaa wuxuu dhawaanahan soo jiitay kooxda Barcelona, waxayna dooneysaa inay u dhaqaaqdo saxiixiisa si uu ugu noqdo badelka Luis Suarez sanadaha soo socda.<\/p>\n<p>Saraakiisha garoonka Old Trafford ayaa waxay si weyn u doonayaan inay gacanta ku dhigaan adeega weeraryahan aad u fiican ee si weyn kaga caawin kara dhanka weerarka xilliyada soo socda, waxayna u arkaan Lautaro Mart\u00ednez inuu yahay midka ugu fiican.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/cdn.images.express.co.uk\/img\/dynamic\/67\/590x\/Manchester-United-are-eyeing-a-January-transfer-deal-for-Lautaro-Martinez-1198457.jpg?r=1572561752742\" alt=\"Image result for Lautaro Mart\u00ednez To Man United and Barcelona\" width=\"1027\" height=\"609\" \/><\/p>\n<p>Wargeyska \u201cMundo Deportivo\u201d ee dalka Spain ayaa wuxuu xaqiijiyay in Lautaro Mart\u00ednez oo dhaliyay 7 gool isla markaana caawiyay 2 gool kale, 13 kulan uu xilli ciyaareedkan kaga soo muuqday Inter Milan dhamaan tartamada kala duwan uu haatan bar-tilmaameed buuxa u noqday kooxda reer England ee Manchester United suuqa kala iibsiga ee soo aadan.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxay tilmaamayaan in kooxda Manchester United ay dooneyso inay lasoo saxiixato Lautaro Mart\u00ednez marka uu furmo suuqa kala iibsiga ee bisha Janaayo, iyadoo la filayo in khasnada Red Devils ay kaga baxdo heshiiskan aduun dhan 111 milyan euro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Manchester(SONNA)-Manchester United ayaa qeyb ka soo noqotay raacdada ay qaar ka mid ah kooxaha waaweyn ee Yurub oo ay qeyb ka tahay Barcelona ugu jiraan saxiixa weeraryahanka reer Argantina iyo Naadiga Inter Milan ee Lautaro Mart\u00ednez xilliyada soo socda. Qaab ciyaareedka Lautaro Mart\u00ednez ayaa wuxuu dhawaanahan soo jiitay kooxda Barcelona, waxayna dooneysaa inay u dhaqaaqdo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406418,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406417","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406419,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406417\/revisions\/406419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}