{"id":406413,"date":"2019-10-31T11:22:23","date_gmt":"2019-10-31T08:22:23","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406413"},"modified":"2019-11-01T17:17:19","modified_gmt":"2019-11-01T14:17:19","slug":"taageerayaasha-arsenal-oo-xushay-xiddiga-ay-u-arkaan-inuu-u-qalmo-inuu-noqdo-kabtanka-joogtada-ah-ee-kooxda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taageerayaasha-arsenal-oo-xushay-xiddiga-ay-u-arkaan-inuu-u-qalmo-inuu-noqdo-kabtanka-joogtada-ah-ee-kooxda\/","title":{"rendered":"Taageerayaasha Arsenal oo xushay xiddiga ay u arkaan inuu u qalmo inuu noqdo kabtanka joogtada ah ee kooxda"},"content":{"rendered":"<p><strong>London(SONNA)-<\/strong>Taageerayaasha kooxda Arsenal ayaa wxay xalay u aheyd habeen niyadjab ah, kaddib markii ay isaga soo hareen koobka Carabao Cup, kulan aad u xiiso badnaa ay naadiga Liverpool ku wada ciyaareen garoonka Anfield.<br \/>\nLiverpool ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay Arsenal kaga adkaatay, rigoorayaal 5-4 ah, xilli 90-ka daqiiqo ee ciyaarta ay ku soo idlaatay barbaro 5-5 ah, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 16-ka ee tartankan.<br \/>\nTaageerayaasha Gunners ee daaafaha caalamka ayaa ka fal celiyay muqaal kale ee la xiriira dhacdada ciyaartii xalay, kaddib markii ay kaamirooyinka soo qabteen H\u00e9ctor Beller\u00edn oo xalay ahaa kabtanka kooxda Gunners inta aysan labada kooxood soo galin gudaha garoonka, isagoo siibay jaakatkiisa isla markaana siiyay mid ka mid ah carruurtii ku sugneyd garoonka, kaasoo u muuqday inay saameyn ku yeelatay cimilada qabowga ahaa ee jiray.<br \/>\nFal celinta taageerayaasha kooxda reer London ee Arsenal ayaa waxay imaaneysaa maalmo yar kaddib dhibaatadii ka dhex dhacday iyaga iyo kabtanka joogtada ah Gunners ee Granit Xhaka inta lagu gudi jiray kulankii Crystal Palace ee horyaalka Premier League.<br \/>\nXiddiga reer Switzerland ee Granit Xhaka ayaa fal celin xun sameeyay kaddib markii la badalay qeybta labaad ee kulankii Crystal Palace, wuxuu geystay aflagaado iyo tilmaamo la socda, wuxuuna kaddib dhulka ku tuuray maaliyadiisa kooxda Arsenal.<\/p>\n<p>Haddaba wargeyska \u201cDaily Mail\u201d ee dalka England ayaa soo xigatey dhowr aragtiyood ee taageerayaasha Arsenal ah, kuwaas oo inta badan diiradda saarey baahida loo qabo in H\u00e9ctor Beller\u00edn loo magacaabo kabtanka joogtada ah ee kooxda, waxayna tilmaameen in arrintan ay tahay tusaale ku dayasho mudan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/nytimespost.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Hector-Bellerin-calls-for-Arsenal-fans-to-back-Granit-Xhaka.jpg\" alt=\"Image result for arsenal fans and Granit Xhaka\" width=\"1065\" height=\"632\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London(SONNA)-Taageerayaasha kooxda Arsenal ayaa wxay xalay u aheyd habeen niyadjab ah, kaddib markii ay isaga soo hareen koobka Carabao Cup, kulan aad u xiiso badnaa ay naadiga Liverpool ku wada ciyaareen garoonka Anfield. Liverpool ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay Arsenal kaga adkaatay, rigoorayaal 5-4 ah, xilli 90-ka daqiiqo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406414,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406413","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406413","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406413"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406415,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406413\/revisions\/406415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}