{"id":406410,"date":"2019-10-31T11:07:59","date_gmt":"2019-10-31T08:07:59","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406410"},"modified":"2019-11-01T17:11:10","modified_gmt":"2019-11-01T14:11:10","slug":"rasmi-liiska-xulka-qaranka-argentina-ee-wajahaya-brazil-oo-lagu-dhawaaqay-miyuu-soo-laabtay-lionel-messi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/rasmi-liiska-xulka-qaranka-argentina-ee-wajahaya-brazil-oo-lagu-dhawaaqay-miyuu-soo-laabtay-lionel-messi\/","title":{"rendered":"RASMI: Liiska xulka qaranka Argentina ee wajahaya Brazil oo lagu dhawaaqay\u2026 (Miyuu soo laabtay Lionel Messi?)"},"content":{"rendered":"<p><strong>Argentina(SONNA)-<\/strong>Liiska xulka qaranka Argentina ayaa lagu dhawaaqay goor dhow, kuwaasoo ka qeyb galaya kulammada soo socda ee ay ciyaarayaan bisha November.<br \/>\nArgentina waxay shaacisay liiska ugu dambeeyay ee xiddigaheeda ay ku wajaheyso bisha November xulka qaranka Brazil, iyadoo Lionel Messi uu dib ugu soo laabtay xulka uu kabtanka u yahay, kaddib markii muddo dhan saddex bilood uu ganaax ku maqnaa, Sergio Ag\u00fcero ayaa sidoo kale qeyb ka ah liiskan.<br \/>\nKabtanka xulka Argentina Lionel Messi ayaa ganaax saddex bilood ah kala kulmay xiriirka kubadda cagta ee Koonfurta Ameerika, kaddib markii uu garsoorka aflagaadeeyay kulankii kaalinta saddexaad ee Copa America xagaagan.<br \/>\nXulka Argentina ayaa 15 bisha November dhiggooda Brazil kula ciyaari doona Saudi Arabia, kaddibna waxa ay Waddanka Israel ku wajihi doonaan xulka Uruguay iyo Luis Su\u00e1rez 19 bisha November, kulamadan saaxiibtinimo ayaa ah kuwo la isku kululeynayo ka hor bilowga isreebreebka Copa Am\u00e9rica ee sanadka soo socda.<br \/>\nMagacyada Liiska xulka qaranka Argentina ee lagu dhawaaqay oo dhammaystiran:-<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Argentina(SONNA)-Liiska xulka qaranka Argentina ayaa lagu dhawaaqay goor dhow, kuwaasoo ka qeyb galaya kulammada soo socda ee ay ciyaarayaan bisha November. Argentina waxay shaacisay liiska ugu dambeeyay ee xiddigaheeda ay ku wajaheyso bisha November xulka qaranka Brazil, iyadoo Lionel Messi uu dib ugu soo laabtay xulka uu kabtanka u yahay, kaddib markii muddo dhan saddex [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406411,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406410","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406410"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406412,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406410\/revisions\/406412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}