{"id":406407,"date":"2019-10-31T11:00:19","date_gmt":"2019-10-31T08:00:19","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406407"},"modified":"2019-11-01T17:07:41","modified_gmt":"2019-11-01T14:07:41","slug":"xiddigaha-isugu-soo-haray-abaal-marinta-ciyaaryahankii-ugu-fiicnaa-bisha-october-kooxda-man-united-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xiddigaha-isugu-soo-haray-abaal-marinta-ciyaaryahankii-ugu-fiicnaa-bisha-october-kooxda-man-united-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"Xiddigaha isugu soo haray abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bisha October kooxda Man United oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Manchester(SONNA)-<\/strong>Manchester United ayaa ku dhawaaqday saddexda xiddig ee ku tartamaysa abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bisha October ee kooxda, kuwaasoo kala ah Rashford, James &amp; McTominay.<br \/>\nMarcus Rashford ayaa hoggaaminaya xiddigahan kaasoo afar kulan u dhaliyay lix kulan uu u ciyaaray bishan, waxaana goolashaas ka mid ahaa 2 gool uu ka dhaliyay Stamford Bridge, ka hor inta uusan maanta 22 sano jirsan.<br \/>\nDaniel James oo abaal-marintan ku guuleystay bishii August ayaa ka mid ah musharaxiinta, waxayna taasi ka dhigan tahay in saddex bilood xiriir ah uu ka soo muuqday xiddigaha ku tartameysa abaal-marintan, kaddib markii uu bandhig muuqda ku soo bandhigay kooxdiisa Man United, inkastoo 6 kulan uu saftay bishan uusan wax gool ah dhalinin.<br \/>\nKu guuleystaha bishii la soo dhaafay ee September abaal-marintan ee Scott McTominay ayaa sidoo kale ka mid ah musharaxiinta iyadoo xiddigan ka soo baxay akaadeemiyada kooxda uu ku soo bilaawday 5 ka mid ah 6-dii kulan ee kooxdiisa ciyaartay bishan October, isagoo kulanka kale ka soo kacay kursiga keydka.<br \/>\nScott McTominay oo shaqo fiican ka qabtay khadka dhaxe kooxda Manchester United bishan ayaa 6 kulan uu ciyaaray wuxuu u dhaliyay 1 gool, waxaana lagu abaal-marin karaa bandhigii uu ka sameeyay kulankii Norwich City ee Axadii hore, markaasoo uu dhaliyay goolkii 2000-aad ee ay Man United ka dhalisay taariikhda horyaalka Premier League, markaasoo ay noqotay kooxdii ugu horreysay ee sidaasi sameysa.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"attachment-jannah-image-post  lazy-img wp-post-image\" src=\"https:\/\/goolfm.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/17441770-0-image-a-57_1566211531115-634x405.jpg\" alt=\"\" width=\"1033\" height=\"660\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Manchester(SONNA)-Manchester United ayaa ku dhawaaqday saddexda xiddig ee ku tartamaysa abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa bisha October ee kooxda, kuwaasoo kala ah Rashford, James &amp; McTominay. Marcus Rashford ayaa hoggaaminaya xiddigahan kaasoo afar kulan u dhaliyay lix kulan uu u ciyaaray bishan, waxaana goolashaas ka mid ahaa 2 gool uu ka dhaliyay Stamford Bridge, ka hor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406408,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406407","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406407"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406409,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406407\/revisions\/406409"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406408"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}