{"id":406404,"date":"2019-10-31T10:32:27","date_gmt":"2019-10-31T07:32:27","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406404"},"modified":"2019-11-01T16:58:20","modified_gmt":"2019-11-01T13:58:20","slug":"waa-tee-kooxda-kaliya-ee-aan-weli-la-garaacin-xilli-ciyaareedkan-shanta-horyaal-ee-ugu-waa-weyn-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/waa-tee-kooxda-kaliya-ee-aan-weli-la-garaacin-xilli-ciyaareedkan-shanta-horyaal-ee-ugu-waa-weyn-yurub\/","title":{"rendered":"Waa tee kooxda kaliya ee aan weli la garaacin xilli ciyaareedkan shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Yurub(SONNA)-<\/strong>Marka dib u eegis lagu sameeyey guud ahaan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub xilli ciyaareedkan, waxaana jira kaliya hal koox oo aan weli dhinaceeda dhulka la dhigin ama aan laga adkaan.<br \/>\nKooxda kubadda cagta Juventus ayaa ah kooxda kaliya ee kasoo hartay shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub, taasoo aan la garaacin weli xilli ciyaareedkan illaa iyo hadda.<br \/>\nNaadiga reer Talyaani ee Juve ayaa kal ciyaareedkan 2019-20 aan dhinaceeda dhulka la dhigin 13 kulan oo ay ciyaartay tartammada oo dhan.<br \/>\nJuventus ayaa 10 ka mid ah kulammadaas guul gaartay, halka ay barbaro gashay saddex kulan ee kale, isla markaana aysan wax guuldarro ah la kulmin.<br \/>\nMudadaas aysan kooxda Juventus la kulmin wax guuldarro ah waxa ay dhalisay 25 gool.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163551 visible\" src=\"https:\/\/goolfm.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/EINIySlWoAEdOaw.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"810\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Yurub(SONNA)-Marka dib u eegis lagu sameeyey guud ahaan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub xilli ciyaareedkan, waxaana jira kaliya hal koox oo aan weli dhinaceeda dhulka la dhigin ama aan laga adkaan. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa ah kooxda kaliya ee kasoo hartay shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub, taasoo aan la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406405,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406404","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406404","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406404"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406406,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406404\/revisions\/406406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406405"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}