{"id":406401,"date":"2019-10-31T10:26:34","date_gmt":"2019-10-31T07:26:34","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406401"},"modified":"2019-11-01T16:50:57","modified_gmt":"2019-11-01T13:50:57","slug":"tababare-solskjaer-oo-goolkii-uu-xalay-dhaliyay-marcus-rashford-la-bar-bardhigay-cristiano-ronaldo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tababare-solskjaer-oo-goolkii-uu-xalay-dhaliyay-marcus-rashford-la-bar-bardhigay-cristiano-ronaldo\/","title":{"rendered":"Tababare Solskj\u00e6r oo goolkii uu xalay dhaliyay Marcus Rashford la bar-bardhigay Cristiano Ronaldo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Manchester(SONNA)-<\/strong>Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskj\u00e6r ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay qaab ciyaareedka ay Red Devils sameysay saddex kulan oo ay ku soo ciyaartay meel ka baxsan garoonkeeda.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo yeeray tababare Ole Gunnar Solskj\u00e6r ayaa wuxuu imaanayaa kaddib guushii ay xalay kaga soo gaareen kooxda reer London ee Chelsea garoonka Stamford Bridge.<\/p>\n<p>Manchester United ayaa xalay u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay 1-2 kaga soo adkaatay kooxda Chelsea oo ay marti ugu noqotay garoonka Stamford Bridge, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 16-ka ee tartankan.<\/p>\n<p><strong>Tababare Solskj\u00e6r ayaa ciyaarta kaddib wuxuu la hadlay warbaahinta wuxuuna sheegay:<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/secureservercdn.net\/198.71.233.109\/mn5.5b4.myftpupload.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/EIL8q65WwAARTEm-678x381.jpg\" alt=\"Image result for Ole Gunnar Solskjaer,Cristiano Ronaldo Rashford\" width=\"1036\" height=\"582\" \/><\/p>\n<p>\u201cGoolkii laadka xurta ahaa uu dhaliyay Marcus Rashford, wuxuu u shabahaa sida Cristiano Ronaldo oo kale\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMarcus Rashford waa ciyaaryahan aad u fiican, wuxuu had iyo jeer dhaliyaa goolal cajiib ah, wuxuu u shaqeeyaa si adag maantana wuxuu helay abaal-marintiisa\u201d.<\/p>\n<p>\u201cRashford wuxuu leeyahay maskax iyo shaqsiyad aad u weyn, waxaan u sheegay kahor ciyaarta, hadii aan helno rigoore, addiga ayaa ah shaqsiga tuuri doono, kaliya waa inaad ka fekertaa halka aad dhigeyso kubadda kaddibna u tuur sida aad doonto\u201d.<\/p>\n<p>\u201cInaad badiso saddex kulan xiriir ee banaanka ah, kaddib kulamadii caalamiga ahaa, kaddib in muddo ah oo aan sidaas sameynin, ugu yaraan waxay naga soo afjareysaa hadalada ku aadan inaan wax guul ku gaarin meel ka baxsan garoonkeena, wiilasha si adag ayeey u shaqeynayeen\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Manchester(SONNA)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskj\u00e6r ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay qaab ciyaareedka ay Red Devils sameysay saddex kulan oo ay ku soo ciyaartay meel ka baxsan garoonkeeda. Hadalka kasoo yeeray tababare Ole Gunnar Solskj\u00e6r ayaa wuxuu imaanayaa kaddib guushii ay xalay kaga soo gaareen kooxda reer London ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406402,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406401","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406401","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406401"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406403,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406401\/revisions\/406403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}