{"id":406396,"date":"2019-10-31T10:10:16","date_gmt":"2019-10-31T07:10:16","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406396"},"modified":"2019-11-01T16:36:24","modified_gmt":"2019-11-01T13:36:24","slug":"xilliga-la-qabanayo-magacyada-kooxaha-isugu-soo-haray-wax-waliba-oo-aad-uga-baahan-tahay-goorta-la-sameyn-doono-isku-aadka-carabao-cup","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xilliga-la-qabanayo-magacyada-kooxaha-isugu-soo-haray-wax-waliba-oo-aad-uga-baahan-tahay-goorta-la-sameyn-doono-isku-aadka-carabao-cup\/","title":{"rendered":"Xilliga la qabanayo, Magacyada kooxaha isugu soo haray &#038; Wax waliba oo aad uga baahan tahay goorta la sameyn doono isku aadka Carabao Cup"},"content":{"rendered":"<p><strong>Yurub(SONNA)-<\/strong>Isku aadka wareegga siddeed dhammaadka koobka Carabao Cup ayaa waxaa isugu soo haray siddeed kooxood kaddib markii ay xalay kulammadii 16-la la dheelay.<\/p>\n<p>Saddex ka mid ah kooxaha magaca weyn kulan horyaalka Premier League ayaa u soo gudbay wareeggan, waa Man City, Man United iyo Liverpool, halka labada kale ee Chelsea iyo Arsenal laga ciribtiray xalay tartankan.<\/p>\n<p>Man United ayaa xalay Chelsea tartankan kaga soo reebtay galbeedka Magaalada London oo ay ku booqatay xilli labo gool uu dhaliyey da\u2019yarka Red Devils ee Marcus Rashford.<\/p>\n<p>Kooxda uu hoggaamiyo macallin Lampard ayaa la timid kulankan hal gool, laakiin taasi guuldarro kama aysan badbaadin, waxaana kulankii ka dhacay Stamford Bridge Blues lagu reebay 2-1.<\/p>\n<p>Dhinadca kale Liverpool ayaa xalay guul ay u dagaalantay ka gaartay Arsenal oo marti u ahayd kulan la iska dhaliyey labada dhinac 10 gool, waxaana markii dambe ay Reds ku soo baxday rigooreyaal 5-4.<\/p>\n<p>Sidoo kale kooxaha Everton, Aston Villa iyo Leicester City ayaa ka mid ah kooxaha ka ciyaara horyaalka ee u soo baxay heerka siddeed dhammaadka tartankan.<\/p>\n<p><strong>Goormee ayaa la qaban doonaa isku aadka wareegga siddeed dhammaadka ee Carabao Cup?<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa isku aadka Carabao Cup la qaban doonaa oo siddeedaan kooxood isku aaddin doonaa marka ay saacadda UK tahay 8:45 subaxnnimo oo ku beegay 11:45 barqannimo saacadda geeska Afrika.<\/p>\n<p>Isku aadkan Carabao Cup sameyntiisa waxaa ka qeyb qaadan doona David James oo horay ugu so dheelay kooxo badan oo ka dhisan gudaha dalka Ingiriiska.<\/p>\n<p><strong>Magacyada siddeedda kooxood ee isugu soo haray Carabao Cup kuwaasoo isku aaddka loo sameyn doono:-<\/strong><\/p>\n<p>Everton, Aston Villa, Manchester City, Leicester City, Colchester United, Manchester United, Oxford United iyo Liverpool.<a id=\"set-post-thumbnail\" class=\"thickbox\" href=\"http:\/\/sonna.so\/wp-admin\/media-upload.php?post_id=406396&amp;type=image&amp;TB_iframe=1\" aria-describedby=\"set-post-thumbnail-desc\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"attachment-266x266 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Carabao-615x405-300x198.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 266px) 100vw, 266px\" alt=\"\" width=\"1038\" height=\"687\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Yurub(SONNA)-Isku aadka wareegga siddeed dhammaadka koobka Carabao Cup ayaa waxaa isugu soo haray siddeed kooxood kaddib markii ay xalay kulammadii 16-la la dheelay. Saddex ka mid ah kooxaha magaca weyn kulan horyaalka Premier League ayaa u soo gudbay wareeggan, waa Man City, Man United iyo Liverpool, halka labada kale ee Chelsea iyo Arsenal laga ciribtiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406397,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406396","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406398,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406396\/revisions\/406398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}