{"id":406393,"date":"2019-10-31T10:00:17","date_gmt":"2019-10-31T07:00:17","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406393"},"modified":"2019-11-01T16:29:20","modified_gmt":"2019-11-01T13:29:20","slug":"real-madrid-oo-guul-sahlan-ka-gaartay-kooxda-leganes-oo-marti-ugu-aheyd-santiago-bernabeu-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/real-madrid-oo-guul-sahlan-ka-gaartay-kooxda-leganes-oo-marti-ugu-aheyd-santiago-bernabeu-sawirro\/","title":{"rendered":"Real Madrid oo guul sahlan ka gaartay kooxda Leganes oo marti ugu aheyd Santiago Bernabeu\u2026 +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><strong>Madrid(SONNA)-<\/strong>Real Madrid ayaa guul sahlan kaga gaartay kooxda Leganes garoonkeeda Santiago Bernabeu, kaddib markii ay kaga adkaatay 5-0, kulankooda 10-aad horyaalka La Liga ee dalka Spain xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p>Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 3-0 ay ku hogaamineysay kooxda martida loo ahaa \u00a0ee Real Madrid.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 7-aad Real Madrid ayaa hogaanka u qabatay dheesha waxaana 1-0 ka dhigay Rodrygo, waxaana goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Karim Benzema.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 8-aad kooxda Real Madrid ayaa heshay goolkeeda labaad ee ciyaarta, waxaana 2-0 ka dhigay Toni Kroos, iyadoo uu markale goolkan caawiyay Karim Benzema.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 24-aad Real Madrid ayaa heshay rigoore waxaana gool u badelay kabtanta kooxda ee Sergio Ramo, ciyaarta ayaana sidaas ku noqotay 3-0.<\/p>\n<p>Qeybta labaad ee ciyaarta marka dib ay dib isugu soo laabteen labada kooxood ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, waxayna sameeyeen fursado halis ah ee goolal loo filan karay.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 69-aad kooxda Real Madrid ayaa heshay rigoore waxaana gool u badalay weeraryahanka reer France ee Karim Benzema ciyaarta ayaana waxay sidaas ku noqotay 4-0.<\/p>\n<p>90-ka daqiiqo ee ciyaarta Luka Jovic ayaa wuxuu dheesha ka dhigay 5-0, waxaana goolka ka caawiyay saaxiibkiis Dani Carvajal<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay 5-0 ay kaga adkaatay Real Madrid kooxda martida ugu aheyd Santiago Bernabeu ee Leganes.<\/p>\n<p><strong>SAWIRRO:<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/EIKH2goXUAEpMHp.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/EIJ666bWkAQDLfo.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/EIJ6xu6XYAEQc3v.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/EIJ45eJXUAASrDe.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/EIJ-luGXUAAMAV3.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/EIJ0wEoWwAIGpQa.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/EIJz8XWX4AQo6ss.jpg\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madrid(SONNA)-Real Madrid ayaa guul sahlan kaga gaartay kooxda Leganes garoonkeeda Santiago Bernabeu, kaddib markii ay kaga adkaatay 5-0, kulankooda 10-aad horyaalka La Liga ee dalka Spain xilli ciyaareedkan. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 3-0 ay ku hogaamineysay kooxda martida loo ahaa \u00a0ee Real Madrid. Daqiiqadii 7-aad Real Madrid ayaa hogaanka u qabatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406394,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406393","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406395,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406393\/revisions\/406395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}