{"id":406387,"date":"2019-10-31T09:49:21","date_gmt":"2019-10-31T06:49:21","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406387"},"modified":"2019-11-01T16:16:55","modified_gmt":"2019-11-01T13:16:55","slug":"liverool-oo-iska-xaadirisay-siddeed-dhamaadka-carabao-cup-kaddib-kulan-10-gool-leyska-dhaliyay-oo-ka-dhacay-anfield-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/liverool-oo-iska-xaadirisay-siddeed-dhamaadka-carabao-cup-kaddib-kulan-10-gool-leyska-dhaliyay-oo-ka-dhacay-anfield-sawirro\/","title":{"rendered":"Liverool oo iska xaadirisay siddeed dhamaadka Carabao Cup, kaddib kulan 10 gool leyska dhaliyay oo ka dhacay Anfield\u2026 +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><strong>Liverpool(SONNA)-<\/strong>Liverpool ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay Arsenal kaga adkaatay, rigoorayaal \u00a05-4 ah, xilli 90-ka daqiiqo ee ciyaarta ay ku soo idlaatay barbaro 5-5 ah, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 16-ka ee tartankan.<\/p>\n<p>Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 2-3 ay ku hogaamineysay kooxda martida aheyd ee Arsenal.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 6-aad ee qeybta hore ciyaarta Liverpool ayaa hogaanka u qabatay dheesha, kaddib gool kam ah uu iska dhaliyay daafaca kooxda Arsenal ee Shkodran Mustafi, waxayna ciyaarta sidaas ku noqotay 1-0.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 19-aad kooxda Arsenal ayaa heshay goolka barbaraha waxaana u dhaliyay Lucas Torreira, dheesha ayaana sidaas ku noqotay 1-1.<\/p>\n<p>26 daqiiqo Gabriel Martinelli ayaa hogaanka u dhiibay markan kooxdiisa Arsenal wuxuuna dheesha ka dhigay 1-2.<\/p>\n<p>36 daqiiqo Gabriel Martinelli ayaa markale gaaray shabaqa kooxda Liverpool wuxuuna dheesha ka dhigy 1-3, waxaana goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Bukayo Saka.<\/p>\n<p>43 daqiiqo Liverpool ayaa heshay rigoore waxaana gool u badalay James Milne, dheesha ayaana sidaas ku noqotay 2-3.<\/p>\n<p>Qeybta labaad ee ciyaarta marka dib ay dib isugu soo laabteen labada kooxood ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, waxayna sameeyeen fursado halis ah ee goolal loo filan karay.<\/p>\n<p>54 daqiiqo kooxda Arsenak ayaa heshay gool waxaana 2-4 ka dhigay Ainsley Maitland-Niles, waxaana goolkan ka caawiyay xiddiga reer Germany ee Mesut Ozil.<\/p>\n<p>58 daqiiqo xiddiga kooxda Liverpool ee Alex Oxlade-Chamberlain ayaa wuxuu dheesha ka dhigay 3-4, kaddib markii uu goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Adam Lallana.<\/p>\n<p>62 daqiiqo Liverpool ayaa heshay goolka barbaraha waxaana 4-4 ka dhigay dheesha Divock Orig, iyadoo uu goolkan ka caawiyay Curtis Jones.<\/p>\n<p>70 daqiiqo marka ay ciyaarta aheyd kooxda Arsenal ayaa markale hogaanka u qabatay dheeshay, kaddib markii uu gool inaba aan caadi aheyn uu dhax dhigay shabaqa kooxda Reds da\u2019ayarka Joseph Willock, waxayna ciyaarta sidaas ku noqotay 4-5.<\/p>\n<p>90 daqiiqo Liverpool ayaa markale heshay goolka barabaraha waxaana 5-5 ka dhigay Divock Origi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo idlaatay barbaro 5-5 ah, waxayna Liverpool awooday in rigoorayaal 5-4 ah ugu gudubtay wareega siddeed dhamaadka ee tartanka Carabao Cup.<\/p>\n<p><strong>SAWIRRO:<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i.dailymail.co.uk\/1s\/2019\/10\/30\/19\/1572465346827_lc_galleryImage_LIVERPOOL_ENGLAND_OCTOBER.JPG\" width=\"1030\" height=\"662\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i.dailymail.co.uk\/1s\/2019\/10\/30\/19\/1572465352956_lc_galleryImage_Arsenal_s_Uruguayan_midfi.JPG\" width=\"1030\" height=\"687\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i.dailymail.co.uk\/1s\/2019\/10\/30\/19\/1572465366152_lc_galleryImage_Soccer_Football_Carabao_C.JPG\" width=\"1030\" height=\"628\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i.dailymail.co.uk\/1s\/2019\/10\/30\/19\/1572464828588_lc_galleryImage_Soccer_Football_Carabao_C.JPG\" width=\"1028\" height=\"627\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i.dailymail.co.uk\/1s\/2019\/10\/30\/19\/1572464835403_lc_galleryImage_Liverpool_players_in_red_.JPG\" width=\"1027\" height=\"655\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/EIJpmjyWkAEwNvW.jpg\" width=\"1026\" height=\"767\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i.dailymail.co.uk\/1s\/2019\/10\/30\/21\/1572469641702_lc_galleryImage_Soccer_Football_Carabao_C.JPG\" width=\"1025\" height=\"589\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i.dailymail.co.uk\/1s\/2019\/10\/30\/21\/1572469650020_lc_galleryImage_Soccer_Football_Carabao_C.JPG\" width=\"1024\" height=\"676\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i.dailymail.co.uk\/1s\/2019\/10\/30\/21\/1572469658323_lc_galleryImage_Arsenal_s_English_midfiel.JPG\" width=\"1025\" height=\"684\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Liverpool(SONNA)-Liverpool ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay Arsenal kaga adkaatay, rigoorayaal \u00a05-4 ah, xilli 90-ka daqiiqo ee ciyaarta ay ku soo idlaatay barbaro 5-5 ah, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 16-ka ee tartankan. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 2-3 ay ku hogaamineysay kooxda martida aheyd ee Arsenal. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406388,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406387","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406389,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406387\/revisions\/406389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}