{"id":406234,"date":"2019-10-30T16:00:58","date_gmt":"2019-10-30T13:00:58","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406234"},"modified":"2019-10-30T22:34:41","modified_gmt":"2019-10-30T19:34:41","slug":"golaha-aqalka-sare-ee-baarlamaanka-federaalka-soomaaliya-ayaa-kulankiisa-7aad-ee-kalfadhiga-6aad-ku-yeeshay-xarunta-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-aqalka-sare-ee-baarlamaanka-federaalka-soomaaliya-ayaa-kulankiisa-7aad-ee-kalfadhiga-6aad-ku-yeeshay-xarunta-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankiisa 7aad ee kalfadhiga 6aad ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-7.jpg\" \/><\/p>\n<p><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong>Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankiisa 7aad ee kalfadhiga 6aad ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare, ayadoo ajendaha kulanku uu ahaa, Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyeedka Howl-gabnimada, Xaqsiinta iyo hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka sida iyo halka kan labaad uu ahaa ka hadalidda Fatahaadaha Wabiyada Shabeelle iyo Jubba.<\/p>\n<p>Hindise-Sharciyeedyadan waxaa soo diyaariyay Wasaaradaha Cadaaladda, Gaashindhiga iyo Arrimaha Gudaha, kuwaasi oo sharaxaad ka bixiyay muhiimadda ay leedahay.<\/p>\n<p>Hindise-Sharciyeedka howlgabnimada, Xaqsiinta iyo hibooyinka Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maray Akhrinta 1aad. Guddomiyaha Aqalka Sare ayaa ku warwareejiyay Guddiga Difaaca Aqalka Sare si ay u gutaan wajibkooda ku aadan Hindise-Sharciyeedkan.<\/p>\n<p>Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankiisa 7aad ee kalfadhiga 6aad ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare, ayadoo ajendaha kulanku uu ahaa, Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyeedka Howl-gabnimada, Xaqsiinta iyo hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka sida iyo halka kan labaad uu ahaa ka hadalidda Fatahaadaha Wabiyada Shabeelle iyo Jubba.<\/p>\n<p>Hindise-Sharciyeedyadan waxaa soo diyaariyay Wasaaradaha Cadaaladda, Gaashindhiga iyo Arrimaha Gudaha, kuwaasi oo sharaxaad ka bixiyay muhiimadda ay leedahay.<\/p>\n<p>Hindise-Sharciyeedka howlgabnimada, Xaqsiinta iyo hibooyinka Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maray Akhrinta 1aad. Guddomiyaha Aqalka Sare ayaa ku warwareejiyay Guddiga Difaaca Aqalka Sare si ay u gutaan wajibkooda ku aadan Hindise-Sharciyeedkan.<\/p>\n<p>Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa magaacabay Guddi ka kooban 8 xubnood oo ka shaqeeyn doona arrimaha Fatahaada Wabiyada Shabeelle iyo Jubba.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408505 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-6.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-6.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-6-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-6-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408504 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-7.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-7.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-7-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-7-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408512 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/aqalka-sare.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/aqalka-sare.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/aqalka-sare-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/aqalka-sare-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/aqalka-sare-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/aqalka-sare-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408511 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-3.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-3-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-3-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408510 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-3.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-3-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-3-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408508 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/5-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/5-3.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/5-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/5-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/5-3-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/5-3-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408507 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-4.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-4.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-4-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-4-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408506 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-5.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-5.jpg 960w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-5-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-5-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Kulankiisa 7aad ee kalfadhiga 6aad ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare, ayadoo ajendaha kulanku uu ahaa, Akhrinta 1-aad ee Hindise-Sharciyeedka Howl-gabnimada, Xaqsiinta iyo hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka sida iyo halka kan labaad uu ahaa ka hadalidda Fatahaadaha Wabiyada Shabeelle iyo Jubba. Hindise-Sharciyeedyadan waxaa soo diyaariyay Wasaaradaha Cadaaladda, Gaashindhiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406235,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406234","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406234","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406234"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406236,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406234\/revisions\/406236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406235"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}