{"id":406215,"date":"2019-10-30T20:44:19","date_gmt":"2019-10-30T17:44:19","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406215"},"modified":"2019-10-30T20:47:36","modified_gmt":"2019-10-30T17:47:36","slug":"madaxda-are-ee-qaranka-oo-mushaarkooda-bisha-oct-u-jaray-gurmadka-fatahaadaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-are-ee-qaranka-oo-mushaarkooda-bisha-oct-u-jaray-gurmadka-fatahaadaha\/","title":{"rendered":"Madaxda sare ee Qaranka oo mushaarkoodi Bishaan Oct u jaray gurmadka fatahaadaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Madaxada sare ee Dalka ayaa ka qeyb qaadanaya yabooha dhaqaale oo loogu talagalay dadka Soomaaliyeed oo ay fatahaaduhu saameeyeen.<\/p>\n<p>Madaxweynaha JFS, Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare iyo R\/wasaaraha Dalka ayaa mushaharaadkoodi Bisha Oktoobar ugu deeqay dadka Soomaaliyeed oo ay fatahaaduhu saameeyeen.<\/p>\n<p>Lacagtan ay iska jareen madaxada Qaranka ayaa waxaa lagu wareejin doonaa Guddiga Gurmadka fatahaadaha.<\/p>\n<p>Dowaladda Soomaaliya ayaa dhawaan magacawday guddi loo xilsaaray ugurmashada dadka fatahaaduhu ay saameeyeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa barbar socda howlo gargaar aruurin ah oo bulshadu dhankoodi ay kawadaan gobolada Dalka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Madaxada sare ee Dalka ayaa ka qeyb qaadanaya yabooha dhaqaale oo loogu talagalay dadka Soomaaliyeed oo ay fatahaaduhu saameeyeen. Madaxweynaha JFS, Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare iyo R\/wasaaraha Dalka ayaa mushaharaadkoodi Bisha Oktoobar ugu deeqay dadka Soomaaliyeed oo ay fatahaaduhu saameeyeen. Lacagtan ay iska jareen madaxada Qaranka ayaa waxaa lagu wareejin doonaa Guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406098,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406215","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406215"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406225,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406215\/revisions\/406225"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406098"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}