{"id":406204,"date":"2019-10-27T11:19:53","date_gmt":"2019-10-27T08:19:53","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406204"},"modified":"2019-10-30T20:27:58","modified_gmt":"2019-10-30T17:27:58","slug":"kulan-ka-tirsan-koobka-general-daauud-oo-galabta-la-ciyaari-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-ka-tirsan-koobka-general-daauud-oo-galabta-la-ciyaari-doono\/","title":{"rendered":"Kulan ka tirsan koobka General Daa\u2019uud oo galabta la ciyaari doono"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)- <\/strong>Kooxaha Jamhuuriya iyo Waxool ayaa Galabta kulan adag oo ka tirsan tirsan Koobka General Daa\u2019uud ku ciyaari doona Garoonka Eng Yariisoow Stadium (Ex Koonis).<\/p>\n<p>Labadan kooxood ee Waxool iyo Jamhuuriya ayaa kuwada jira Group-ka D, waxaana ku wehliya kooxaha Heegan Iyo Jaziira.<\/p>\n<p>Waxool iyo Jamhuuriya ayaa waxay ka dheelan horyaalka heerka labaad ee dalka.<\/p>\n<p>Group-ka D waxaa iminka hoggaaminaya kooxda Jazeera Sports Club, maadaama ay ka soo adkaatay naadiga Heegan ciyaar ku dhamaatay 2-1 oo ay guushu raacday wiilasha Jazeera S.C.<\/p>\n<p><strong>Ogeysiis Ciyaarta:-<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tartanka:<\/strong>\u00a0General Daa\u2019uud<\/p>\n<p><strong>Kooxaha:<\/strong>\u00a0Jamhuuriya vs Waxool<\/p>\n<p><strong>Taariikhda:<\/strong>\u00a0Axad, 27 Okt 2019<\/p>\n<p><strong>Saacadda ay bilaabaneyso dheesha:<\/strong>\u00a03:30 Galabnimo xilliga geeska Afrika.<\/p>\n<p><strong>Garoonka:<\/strong>\u00a0Garoonka Eng Yariisoow Stadium (Ex Koonis).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)- Kooxaha Jamhuuriya iyo Waxool ayaa Galabta kulan adag oo ka tirsan tirsan Koobka General Daa\u2019uud ku ciyaari doona Garoonka Eng Yariisoow Stadium (Ex Koonis). Labadan kooxood ee Waxool iyo Jamhuuriya ayaa kuwada jira Group-ka D, waxaana ku wehliya kooxaha Heegan Iyo Jaziira. Waxool iyo Jamhuuriya ayaa waxay ka dheelan horyaalka heerka labaad ee dalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406208,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406204","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406204"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406209,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406204\/revisions\/406209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}