{"id":406170,"date":"2019-10-30T10:41:19","date_gmt":"2019-10-30T07:41:19","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406170"},"modified":"2019-10-30T10:41:31","modified_gmt":"2019-10-30T07:41:31","slug":"soomaaliya-oo-shirar-iyo-bandhigyo-uga-qeybgalaysa-dalka-qadarsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-shirar-iyo-bandhigyo-uga-qeybgalaysa-dalka-qadarsawirro\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo shirar iyo bandhigyo uga qeybgalaysa Dalka Qadar+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Doxa-(SONNA)- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Eng; Cabdi Cashuur Xasan, ayaa ka qeyb galaya bandhigga Tiknolojiyadda ee Dalka Qadar iyo Shirka kooxda heerka sare ee Madasha ammaanka Munich (Munich Security Conference).<\/p>\n<p align=\"left\">Shirka iyo bandhiga Isgaarsiinta Qadar oo ay ka soo qeyb galeen madax ka socotay Dalal kala duwan ayaa waxaa daahfurey Amiirka Dowladda Qadar, Tamim bin Hamad Al Thani, Shirkan ayaa muddada uu socdo waxaa looga hadlayaa qodobbo ay ka mid yihiin ammaanka Internetka, horumarinta iyo Isticmaalka Tiknolojiyadda, hal-abuurka Dhallinyarada iyo dooddo kala duwan oo la xiriira isticmaalka adeegyada xukuumad danabeedka (e-government), iyo ganacsiga Ellektarooniga ah (E-commerce).<\/p>\n<p align=\"left\">Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa sheegay in ka qeygalka shirarka iyo bandhigyada noocan oo kale ah ay muhiim u yihiin wadaagista khibradaha iyo qorshayaasha, gaar ahaan Dalka Qadar oo ka mid ah kuwa ugu horreeya Dalalka Carabta dhinaca baahinta Tiknolojiyadda.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201dWaxaa naga go\u2019an in aan sahmino helitaanka Dalal , Ururro, Shirkado iyo khubaro naga caawiya fulinta siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda Qaran ee Tiknolojiyadda ee ay dhowaan Wasaaraddu diyaarisey\u201d ayuu yiri Wasiirka Boostada Soomaaliya, Mudane; Cabdi Cashuur Xasan.<\/p>\n<p align=\"left\">Wafdiga Wasiirka oo uu ka mid yahay Maareeyaha guud ee hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Mudane; Cabdi Sheekh Axmed ayaa inta ay joogaan Dalka Qadar waxa uu shir gaar ah la yeelanayaa Wasaaradda Gaadiidka iyo Isgaarsiinta Dalka Qadar, shirkan oo looga hadlayo iskaashiga Labada Dal ee dhinaca Isgaarsiinta iyo Tikonlojiyadda iyo isticmaalka Tiknolojiyadda ee ka hortagga iyo gurmadka musiibooyinka.<\/p>\n<p align=\"left\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-406175 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"840\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q4-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q4-1-300x233.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q4-1-768x597.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q4-1-1024x796.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-406174 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q3.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"842\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q3.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q3-300x234.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q3-768x599.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q3-1024x798.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-406173 \" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q2.png\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"410\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q2.png 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q2-300x114.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q2-768x292.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q2-1024x389.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-406172 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q1-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-406171 size-full\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q4.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"840\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q4.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q4-300x233.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q4-768x597.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Q4-1024x796.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doxa-(SONNA)- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Eng; Cabdi Cashuur Xasan, ayaa ka qeyb galaya bandhigga Tiknolojiyadda ee Dalka Qadar iyo Shirka kooxda heerka sare ee Madasha ammaanka Munich (Munich Security Conference). Shirka iyo bandhiga Isgaarsiinta Qadar oo ay ka soo qeyb galeen madax ka socotay Dalal kala duwan ayaa waxaa daahfurey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":406172,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406170","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406170"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406176,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406170\/revisions\/406176"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406172"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}