{"id":406118,"date":"2019-10-29T13:45:32","date_gmt":"2019-10-29T10:45:32","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406118"},"modified":"2019-10-29T13:45:32","modified_gmt":"2019-10-29T10:45:32","slug":"r-wasaare-khayre-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-safiirka-cusub-ee-sweden","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-khayre-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-safiirka-cusub-ee-sweden\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Khayre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Sweden"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA)<\/strong>&#8211;Ra&#8217;iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane\u00a0<a href=\"https:\/\/sable.madmimi.com\/c\/7253?id=1006629.5713.1.0ecf2b3588cb015a7ec5395e074f554c\">Xasan Cali Khayre<\/a>\u00a0ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Danjiraha cusub ee Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Staffan Tillander.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xariirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dowladood iyo labada shacab, iyo sii wadidda taageerada dowladda Sweden ay qaybta uga qaadato dib u kabashada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sweden waxa ay kamid tahay dowladaha saaxiibka dhaw la ah Soomaaliya oo waqtiga dheer qaybta ka ahaa dadaallada lagu horumarinayo mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweyne\u00a0<a href=\"https:\/\/sable.madmimi.com\/c\/7253?id=1006629.5714.1.474b145d7cb4f49a670e95968d000b8d\">Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo<\/a>\u00a0ayaa\u00a0<a href=\"https:\/\/sable.madmimi.com\/c\/7253?id=1006629.5715.1.e51d2097db25bb956ab7177b97903e5d\">October 16, 2019<\/a>warqadaha safiirnimo ka guddoomay danjire Staffan Tillander oo bedelay safiirkii hore ee Sweden, Andreas von Uexk\u00fcll.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8211;Ra&#8217;iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane\u00a0Xasan Cali Khayre\u00a0ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Danjiraha cusub ee Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Staffan Tillander. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xariirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dowladood iyo labada shacab, iyo sii wadidda taageerada dowladda Sweden ay qaybta uga qaadato dib u kabashada Soomaaliya. Sweden [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":406119,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406118","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406118"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406120,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406118\/revisions\/406120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}