{"id":406112,"date":"2019-10-29T12:11:30","date_gmt":"2019-10-29T09:11:30","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=406112"},"modified":"2019-10-29T12:52:04","modified_gmt":"2019-10-29T09:52:04","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-ka-hadlay-musiibadii-ka-dhalatay-fatahaadaha-webiga-shabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-ka-hadlay-musiibadii-ka-dhalatay-fatahaadaha-webiga-shabeelle\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Dani oo sheegay in ay dhibaatooyinka la qeybsanayaan dadkii ku waxyeeloobay fatahaadaha"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya Magaca Goleyaasha \u00a0\u00a0Dowladda iyo kan Shacabka ayaa tacsi u dirayaa ehelada iyo qaraabada dadkii ku geeriyooday waxyeelada ka dhalatay Fatahaadda Webiga Shabeelle.<\/p>\n<p>\u201cPuntland iyo Shacabkeedaba waxay la qeybsanaysaa dhibka iyo xanuunka ay wajahayaan walaalaha Soomaaliyeed ee waxyeelada lixaadka leh kasoo gaartay fatahaadda webiyada Shabeelle iyo Jubba,ayuu yiri Madaxweynuhu<\/p>\n<p>Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni,waxa uu dadkii wax ku noqday fatahaadaasi illaahay uga baryay inuu Jannatul Fardowsa geeyo, eheladoodiina Samir iyo iimaan\u00a0ka siiyo,isagoo intaa raaciyay in ay \u00a0la garab taagan yahay taageero iyo gurmad ay waajib tahay inaan bixinno.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu ugu baaqay cidkastoo gacan ka geysan karta in la sameeyo waxkasta oo suuragal ah si dadkaasi ay u helaan caawimaad bani\u2019aadanimo oo deg deg ah. Waxaa sidoo kale lama huraan ah in laga tabaabusheysto sidii looga gaashaaman lahaa fatahaadaha soo noq-noqday oo geystay khasaaro nafeed iyo mid dhaqaale oo baaxad leh.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya Magaca Goleyaasha \u00a0\u00a0Dowladda iyo kan Shacabka ayaa tacsi u dirayaa ehelada iyo qaraabada dadkii ku geeriyooday waxyeelada ka dhalatay Fatahaadda Webiga Shabeelle. \u201cPuntland iyo Shacabkeedaba waxay la qeybsanaysaa dhibka iyo xanuunka ay wajahayaan walaalaha Soomaaliyeed ee waxyeelada lixaadka leh kasoo gaartay fatahaadda webiyada Shabeelle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":406113,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-406112","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=406112"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":406116,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/406112\/revisions\/406116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=406112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=406112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=406112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}