{"id":405978,"date":"2019-10-27T13:39:58","date_gmt":"2019-10-27T10:39:58","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405978"},"modified":"2019-10-27T19:43:31","modified_gmt":"2019-10-27T16:43:31","slug":"wasiirka-amniga-xfs-oo-furay-shirka-isku-xirka-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-amniga-xfs-oo-furay-shirka-isku-xirka-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga XFS oo furay Shirka Isku xirka \u00a0Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirka isku xirka howlaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya,kaas \u00a0oo Saddexdii biloodba mar la qabto.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Laamaha Hay\u2019addaha socdaalka ee Gobalada, Saraakiisha xarunta dhexe ka howlgala iyo Hay\u2019addaha wada shaqeynta la leh Hay\u2019adda socdaalka oo ay ka mid yihiin Booliska, Gobolka Banaadir iyo Qaar ka mid ah Wasaaradaha.<\/p>\n<p>Shirka isku xirka howlaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlaa wada-shaqeynta Laamaha kala duwan ee Socdaalka dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirka isku xirka howlaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya,kaas \u00a0oo Saddexdii biloodba mar la qabto. Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Laamaha Hay\u2019addaha socdaalka ee Gobalada, Saraakiisha xarunta dhexe ka howlgala iyo Hay\u2019addaha wada shaqeynta la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":406009,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405978","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405978","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405978"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405978\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405980,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405978\/revisions\/405980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406009"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405978"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405978"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405978"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}