{"id":405906,"date":"2019-10-26T10:45:29","date_gmt":"2019-10-26T07:45:29","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405906"},"modified":"2019-10-26T13:45:20","modified_gmt":"2019-10-26T10:45:20","slug":"kooxda-juventus-oo-qorsheynaysa-inay-la-soo-saxiixato-weeraryahanka-psg-ee-kylian-mbappe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kooxda-juventus-oo-qorsheynaysa-inay-la-soo-saxiixato-weeraryahanka-psg-ee-kylian-mbappe\/","title":{"rendered":"Kooxda Juventus oo qorsheynaysa inay la soo saxiixato Weeraryahanka PSG ee Kylian Mbapp\u00e9"},"content":{"rendered":"<p><strong>Turin(SONNA)-<\/strong>Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la rumeysan yahay inay tallaabo u qaadayso soo xero gelinta xiddiga sare Kylian Mbapp\u00e9.<\/p>\n<p>Warsidaha\u00a0<strong>Tuttosport<\/strong>\u00a0ayaa warinaysa in Juve ku qarash-gareynayso 380 milyan oo euro saxiixa xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbapp\u00e9.<\/p>\n<p>Lacagtaas ayaana la sheegayaa inay dabooli doonto labadaba lacagta wareejintiisa iyo qandaraas shan sano ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Andrea Agnelli iyo madaxweyne ku xigeenka Pavel Nedved ayaa kaddib kulankii saamiyada isbuucaan ee ahaa kororka 300 milyan oo euro la isku soo qaaday in Juve laga dhigo kooxda ugu sarreysa kooxaha Yurub.<\/p>\n<p>Taas waxaa ku jirtay awoodda maal-gashi wayn oo lagu sameeyo khidmadaha wareejinta, iyadoo rajaynaysa in xiddigo kale oo magacyo leh ay soo raacaan tallaabooyinka Cristiano Ronaldo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163117 visible\" src=\"https:\/\/goolfm.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/kylian_mbappe_dan_cristiano_ronaldo-169.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 750px) 100vw, 750px\" srcset=\"https:\/\/goolfm.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/kylian_mbappe_dan_cristiano_ronaldo-169.jpg 750w, https:\/\/goolfm.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/kylian_mbappe_dan_cristiano_ronaldo-169-300x169.jpg 300w, https:\/\/goolfm.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/kylian_mbappe_dan_cristiano_ronaldo-169-390x220.jpg 390w\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"423\" \/><\/p>\n<p>CR7 ayaa ku kacaya lacag dhan 115 milyan oo euro, iyadoo mushaarkiisa la rumeysan yahay inuu yahay 30 milyan oo euro xilli ciyaareedkii, haatanna waa 34-sano jir.<\/p>\n<p>Wargeyska\u00a0<strong>Tuttosport<\/strong>\u00a0ayaa sheegaya in musharraxa ugu weyn ee ay la soo wareegi doonaan uu yahay Mbapp\u00e9 oo 21-sano jirsan doona bisha December, waxaana PSG ay kaga soo iibsatay kooxda Monaco qiimo lacageed dhan 180 milyan oo euro xagaagii 2017-kii.<\/p>\n<p>Si looga fogaado xeerka dhaqaale wadaagga FIFA ee \u2018Financial Fair Play\u2019, waxay markii hore ahayd amaah dhan 45 milyan oo euro oo ay waajib ku tahay inay ku iibsato 135 milyan oo euro oo dheeraad ah sanad kaddib.<\/p>\n<p>Xiddiga xulka qaranka Faransiiska ee ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa haatan u dhaliyey 66 gool, isagoo u sameeyey 36 caawin 95 kulan oo uu u saftay kooxdiisa PSG.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turin(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la rumeysan yahay inay tallaabo u qaadayso soo xero gelinta xiddiga sare Kylian Mbapp\u00e9. Warsidaha\u00a0Tuttosport\u00a0ayaa warinaysa in Juve ku qarash-gareynayso 380 milyan oo euro saxiixa xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbapp\u00e9. Lacagtaas ayaana la sheegayaa inay dabooli doonto labadaba lacagta wareejintiisa iyo qandaraas shan sano ah. Madaxweyne Andrea Agnelli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405907,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405906","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405906","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405906"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405906\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405908,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405906\/revisions\/405908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405907"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}