{"id":405863,"date":"2019-10-21T05:00:37","date_gmt":"2019-10-21T02:00:37","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405863"},"modified":"2019-10-26T12:07:59","modified_gmt":"2019-10-26T09:07:59","slug":"gaadiidka-oo-guul-kaga-daah-furtay-koobka-general-daauud-kaddib-markii-ay-garaacday-kooxda-badbaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gaadiidka-oo-guul-kaga-daah-furtay-koobka-general-daauud-kaddib-markii-ay-garaacday-kooxda-badbaado\/","title":{"rendered":"Gaadiidka oo guul kaga daah furtay koobka General Daa\u2019uud, kaddib markii ay garaacday Kooxda Badbaado"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)-<\/strong>Kooxda Gaadiidka ayaa guul kaga daah furtay kulankeeda ugu horeeyay koobka General Daa\u2019uud ee fasal ciyaareedkan, kaddib markii ay kaga adkaatay 5-2 dhigeeda Badbaado<\/p>\n<p>Garoonka Eng Yariisow Stadium Ex Banaadir ayaa galabta ka bilaabmay tartanka xiisaha badan koobka General Daa\u2019uud ee fasal ciyaareedkan.<\/p>\n<p>Ciyaarta koowad ayaa galabta lagu daah furay kooxaha Gaadiidka iyo Badbaado oo ku wada jira Group A.<\/p>\n<p>Qeybta koowaad ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 4-1 ay ku hogaamineysay kooxda Gaadiidka.<\/p>\n<p>Qeybta labaad ee ciyaarta marka dib ay dib isugu soo laabteen labada kooxood, waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, waxayna sameeyeen fursado halis ah ee goolal loo filan karay.<\/p>\n<p>Laakiin kooxda Badbaado ayaa qeybta labaad ee ciyaarta la timid gool, waxayna ciyaarta ka dhigeen 4-2.<\/p>\n<p>Balse kooxda Gaadiidka ayaa waxay ugu dambeyntii ciyaarta ka dhigtay 5-2 ay kaga hogaaminayeen dhigooda\u00a0Badbaado.<\/p>\n<p>Ugu dambeytii ciyaarta ayaa waxay ku soo idlaatay 5-2 ay guul ku gaartay kooxda Gaadiidka oo gool kaga daah furatay koobka General Daa\u2019uud ee fasal ciyaareedkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Kooxda Gaadiidka ayaa guul kaga daah furtay kulankeeda ugu horeeyay koobka General Daa\u2019uud ee fasal ciyaareedkan, kaddib markii ay kaga adkaatay 5-2 dhigeeda Badbaado Garoonka Eng Yariisow Stadium Ex Banaadir ayaa galabta ka bilaabmay tartanka xiisaha badan koobka General Daa\u2019uud ee fasal ciyaareedkan. Ciyaarta koowad ayaa galabta lagu daah furay kooxaha Gaadiidka iyo Badbaado oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405620,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405863","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405863","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405863"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405867,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405863\/revisions\/405867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}