{"id":405850,"date":"2019-10-26T11:26:01","date_gmt":"2019-10-26T08:26:01","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405850"},"modified":"2019-10-26T11:29:21","modified_gmt":"2019-10-26T08:29:21","slug":"daadad-xoog-leh-oo-ku-dhuftay-degmada-berdaale-ee-gobolka-bay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/daadad-xoog-leh-oo-ku-dhuftay-degmada-berdaale-ee-gobolka-bay-sawirro\/","title":{"rendered":"Daadad xoog leh oo ku dhuftay degmada Berdaale ee Gobolka Bay+ Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)- Daadad ka dhashay roobab lixaad leh oo ka da\u2019ay degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa sababay burbur hantiyeed oo isugu jira guryo iyo goobihii ganacasiga ee degmadaasi.<\/p>\n<p>Dadka ayaa gabi ahaanba ka guuray gudaha degmada, maadaama deegaanka \u00a0oo dhan ay qarariyeen biyo, isla markaana ay awoodi waayeen in ay sii joogaan guryahooda dhanka kale ceelashii biyaha iyo musqulihii la isticmaalayay\u00a0 ayaa dhamaantood darsamay. taas oo dadka deegaanka walwel ku abuurtay,lagana cabsi qabo in ay ka dhalato xaalad caafimaad xumo.<\/p>\n<p>Goobaha ganacsi ee dhibaatada xoogga leh soo gaartay waxaa ka mid ah dukaamadii raashinka iyo Badaacadihii\u00a0 dharka, waxaana gabi ahaanba qaaday daadadka,dakuna waxay xilligaan ay ku jiraan xaalado ka duwan midii hore.<\/p>\n<p>waxaa\u00a0 dadka ka qaxay degmada Berdaale ay ku sugan yihiin deegaan lagu magacaabo shiidi macalin yaroow oo ku yaal duleedka koonfureed ee magaalada, ,waxaana saacadaha soo socoda laga cabsi qabaa in daadadku gaaraan,marka la qiyaaso xawliga iyo Xoogga ay ku socodaan goobaha ay dadku miciinka bideen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-405852\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DaadadBaardheere.1jpg-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DaadadBaardheere.1jpg-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DaadadBaardheere.1jpg.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-405853\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DaadadBaardheere.2jpg-146x300.jpg\" alt=\"\" width=\"602\" height=\"1237\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DaadadBaardheere.2jpg-146x300.jpg 146w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DaadadBaardheere.2jpg-498x1024.jpg 498w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DaadadBaardheere.2jpg.jpg 502w\" sizes=\"auto, (max-width: 602px) 100vw, 602px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-405855\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DaadadBaardheere.4jpg-146x300.jpg\" alt=\"\" width=\"606\" height=\"1246\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DaadadBaardheere.4jpg-146x300.jpg 146w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DaadadBaardheere.4jpg-498x1024.jpg 498w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DaadadBaardheere.4jpg.jpg 502w\" sizes=\"auto, (max-width: 606px) 100vw, 606px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)- Daadad ka dhashay roobab lixaad leh oo ka da\u2019ay degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa sababay burbur hantiyeed oo isugu jira guryo iyo goobihii ganacasiga ee degmadaasi. Dadka ayaa gabi ahaanba ka guuray gudaha degmada, maadaama deegaanka \u00a0oo dhan ay qarariyeen biyo, isla markaana ay awoodi waayeen in ay sii joogaan guryahooda dhanka kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405851,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405850","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405850","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405850"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405850\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405860,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405850\/revisions\/405860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405851"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}