{"id":405841,"date":"2019-10-26T09:01:50","date_gmt":"2019-10-26T06:01:50","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405841"},"modified":"2019-10-26T09:01:50","modified_gmt":"2019-10-26T06:01:50","slug":"raiisul-wasaare-khayre-oo-kulan-soo-dhaweyn-ah-la-qaatay-safiirka-cusub-ee-dowladda-talyaaniga-u-jooga-soomaaliya-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-kulan-soo-dhaweyn-ah-la-qaatay-safiirka-cusub-ee-dowladda-talyaaniga-u-jooga-soomaaliya-sawirro\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Khayre Oo Kulan Soo Dhaweyn Ah La Qaatay Safiirka Cusub ee Dowladda Talyaaniga u Jooga Soomaaliya &#8220;SAWIRRO&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) &#8211; Ra&#8217;iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya, Alberto Vecchi.<\/p>\n<p>Kulanka dhex maray Ra&#8217;iisul Wasaaraha iyo safiirka cusub ee Talyaaniga ayaa looga hadlay xoojinta xariirka qotada dheer, soo jireenka ah ee ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa safiirka uga mahad celiyay taageerada joogtada ah ee Talyaaniga oo saaxiib dhaw la ah Soomaaliya ku bixiyo horumarka dalka oo ay qayb ka tahay qorshaha deynta looga cafinayo dalka.<\/p>\n<p>MadaxweyneMaxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa October 16, 2019warqadaha safiirnimo ka guddoomay danjire Alberto Vecchi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-405843\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-3.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-3-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-405844\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-405845\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3.jpg\" alt=\"\" width=\"1154\" height=\"770\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3.jpg 679w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1154px) 100vw, 1154px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) &#8211; Ra&#8217;iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya, Alberto Vecchi. Kulanka dhex maray Ra&#8217;iisul Wasaaraha iyo safiirka cusub ee Talyaaniga ayaa looga hadlay xoojinta xariirka qotada dheer, soo jireenka ah ee ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":405844,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405841","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405841"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405846,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405841\/revisions\/405846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405844"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}