{"id":405752,"date":"2019-10-24T10:34:07","date_gmt":"2019-10-24T07:34:07","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405752"},"modified":"2019-10-24T10:34:52","modified_gmt":"2019-10-24T07:34:52","slug":"ciidanka-boliiska-hirshabeelle-oo-howlgallo-ka-sameeyay-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-boliiska-hirshabeelle-oo-howlgallo-ka-sameeyay-magaalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Ciidanka Boliiska Hirshabeelle oo howlgallo ka sameeyay Magaalada Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Ciidanka Booliska Hirshabeelle oo Xalay howl-gallo lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay Magaalada Jowhar ayaa Gacanta kusoo dhigay Dad looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin Argagixisada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Howl-galladan oo Saacado badan ka socday Xaafahada kala duwan ee Magaalada ayaa u socday si habsami leh oo ay feejignaani ku dheehan tahay, iyagoo kaashanaya Shacabka halkaasi ku dhaqan.<\/p>\n<p>Booliska Magaalada Jowhar ayaa kordhiyay howl-galladooda ka dhanka ah Argagixisada Al-Shabaab, iyagoo marar kala duwan ay Ciidanka ammaanku soo qabteen xubno ka tirsan nabad-diidka oo ku howlanaa falal lid ku ah amniga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Ciidanka Booliska Hirshabeelle oo Xalay howl-gallo lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay Magaalada Jowhar ayaa Gacanta kusoo dhigay Dad looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin Argagixisada Al-Shabaab. Howl-galladan oo Saacado badan ka socday Xaafahada kala duwan ee Magaalada ayaa u socday si habsami leh oo ay feejignaani ku dheehan tahay, iyagoo kaashanaya Shacabka halkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405756,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405752","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405752","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405752"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405752\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405757,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405752\/revisions\/405757"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405756"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405752"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405752"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405752"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}