{"id":405750,"date":"2019-10-24T10:14:51","date_gmt":"2019-10-24T07:14:51","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405750"},"modified":"2019-10-24T10:17:21","modified_gmt":"2019-10-24T07:17:21","slug":"madaxwaynaha-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatay-dhiggiisa-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxwaynaha-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatay-dhiggiisa-ruushka\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa Ruushka"},"content":{"rendered":"<p>Mosco-(SONNA)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa xalay kulan \u00a0la qaatay Madaxweynaha Ruushka Valadamir Putin, shirkaan is aragga ayaa ahaa soo dhowaynta Madaxweynaha Ruushka Putin u sameynayay madaxda Afrika ka socota, ka qayb galaya shirka Madasha Iskaashiga ee Afrika iyo Ruushka ee ka socda magaalada Sochi ee Jamhuuriyadda Rashia<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale xalay ka qeyb galay Casho sharaf uu ku maamuusay Madaxweynaha Ruushka dhammaan Madaxda ka qayb gashay shirka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika.<\/p>\n<p>Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu ka cafiyay qaaradda Afrika deyntii uu ku lahaa, tan oo jid cusub u fureysa xiriir qoto dheer oo iskaashi uu Ruushka la yeesho Qaaradda dihin ee Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mosco-(SONNA)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa xalay kulan \u00a0la qaatay Madaxweynaha Ruushka Valadamir Putin, shirkaan is aragga ayaa ahaa soo dhowaynta Madaxweynaha Ruushka Putin u sameynayay madaxda Afrika ka socota, ka qayb galaya shirka Madasha Iskaashiga ee Afrika iyo Ruushka ee ka socda magaalada Sochi ee Jamhuuriyadda Rashia Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale xalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405753,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405750","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405750"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405755,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405750\/revisions\/405755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405753"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}