{"id":405709,"date":"2019-10-23T15:30:28","date_gmt":"2019-10-23T12:30:28","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405709"},"modified":"2019-10-23T19:39:55","modified_gmt":"2019-10-23T16:39:55","slug":"xildhibaannadda-golaha-shacabka-oo-ajandayaal-dhowr-ah-ka-doodaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaannadda-golaha-shacabka-oo-ajandayaal-dhowr-ah-ka-doodaysawirro\/","title":{"rendered":"Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ajandayaal dhowr ah ka dooday+sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu Shir Guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka 1-Aad Ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey,waxa ay Xildhibaannada Golaha ugu horeyn Akhrinta 1-aad marsiiyeen Axdiga 1954 ee ilaalinta Hanti-Dhaqameedka Xiliyada colaadaha iyo habraacyadiisa kaasoo ay horey u saxiixeen ilaa 82-dowladood, waxaana golaha usoo gudbiyay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre.<\/p>\n<p>Intaasi kaddib Xildhibaannadda Golaha aad uga dooday Axdiga, iyagoo ka dhiibtay fikirkooda la xiriira axdigan iyo muhiimada uu dalka u leeyahay.<\/p>\n<p>Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla oo kulanka ka hadlay ayaa faah faahiyay waxa dastuurka Qaranka iyo xeer hoosaadka golahaba ay ka qabaan Axdiyada noocaan ah iyo sidoo kale ansixinta heshiisyada caalamiga ah, isagoo sidoo kale sharaxaad ka bixiyay qodobka 31-aad ee dastuurka oo ka hadlaya Afka iyo dhaqanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaannada golaha shacabka ayaa Akhrinta labaad marsiiyay Hindise sharciyeedka Tirakoobka Qaranka oo uu soo diyaariyay Guddiga Maaliyadda, Qorsheynta iyo la xisaabtanka Hay\u2019adaha Dowladda, waxaana golaha u faah faahiyay Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Maxamuud Cabdullaahi Siraaji.<\/p>\n<p>Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa sidoo kale Hindise sharciyeedka aad uga dooday, waxaana dhinaca kale Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad uu faah faahiyay muhiimada ay leedahay in Golaha ay ka war haayaan dhamaan xogaha dalka ku saabsan, waxa uuna sidoo kale sheegay in muwaadin walba uu xaq u leedahay in uu helo macluumaadka dowladda.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka ayaa sheegay in gudiyada la sameynayo loo baahanyahay in ay aahaadaan kuwo ay Soomaali oo dhan u simantahay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Guddoomiye Kuxigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa kulanka soo xiray.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/1-3.jpg\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408129 td-animation-stack-type0-2\" style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-2.jpg 1080w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-2-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-2-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/2-2-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408130 td-animation-stack-type0-2\" style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-2.jpg 1080w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-2-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-2-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/3-2-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408131 td-animation-stack-type0-2\" style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-2.jpg 1080w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-2-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-2-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/4-2-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408132 td-animation-stack-type0-2\" style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/6-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/6-2.jpg 1080w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/6-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/6-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/6-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/6-2-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/6-2-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/6-2-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408133 td-animation-stack-type0-2\" style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-1.jpg 1080w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-1-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/7-1-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408134 td-animation-stack-type0-2\" style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-1.jpg 1080w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-1-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/8-1-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu Shir Guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka 1-Aad Ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey,waxa ay Xildhibaannada Golaha ugu horeyn Akhrinta 1-aad marsiiyeen Axdiga 1954 ee ilaalinta Hanti-Dhaqameedka Xiliyada colaadaha iyo habraacyadiisa kaasoo ay horey u saxiixeen ilaa 82-dowladood, waxaana golaha usoo gudbiyay Wasiirka Waxbarashada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405711,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405709","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405709","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405709"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405709\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405713,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405709\/revisions\/405713"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405711"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405709"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405709"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405709"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}