{"id":405705,"date":"2019-10-23T17:12:42","date_gmt":"2019-10-23T14:12:42","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405705"},"modified":"2019-10-23T18:56:09","modified_gmt":"2019-10-23T15:56:09","slug":"raiisul-wasaare-khayre-oo-qaabilay-wafdi-ka-socda-qaraada-midoobay-iyo-midawga-afrika-oo-ay-hoggaamineyso-ku-xigeenka-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-qaabilay-wafdi-ka-socda-qaraada-midoobay-iyo-midawga-afrika-oo-ay-hoggaamineyso-ku-xigeenka-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobaysawirro\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay iyo Midawga Afrika Oo Ay Hoggaamineyso Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay+sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda qaramada midoobay iyo midawga Afrika oo maanta booqasho ku yimid dalka.<\/p>\n<p>Ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Amina Mohamed iyo ergayga gaarka ah ee midawga Afrika u qaabishan arrimaha haweenka nabadda iyo amniga, MMe Bineta Diop, ayaa hoggaaminayay wafdiga.<\/p>\n<p>Kulanka ay wada qaateen Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo wafdiga ka socday Qaramada midoobay iyo midawga Afrika oo ay goob joog ka aheyd wasiirka haweenka iyo xuquuqul Insaanka DFS, ayaa looga hadlay dhismaha nabadda, xallinta khilaafaadka iyo sare u qaadidda dowrka haweenka ee ka qeyb galka siyaasadda.<\/p>\n<p>Amina Mohamed iyo MMe Bineta Diop ayaa uga mahad celiyay soo dhaweynta, waxa ayna bogaadiyeen guulaha muuqda ee lagu tillaabsanayo ee dhanka amniga, dhismaha nabadda, xuquul insaanka iyo dhiirri gelinta haweenka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408119 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-1-5.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-1-5.jpg 640w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-1-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-1-5-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408120 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-6-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-6-1.jpg 640w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-6-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-6-1-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-408121 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-7-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-7-2.jpg 640w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-7-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-7-2-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda qaramada midoobay iyo midawga Afrika oo maanta booqasho ku yimid dalka. Ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Amina Mohamed iyo ergayga gaarka ah ee midawga Afrika u qaabishan arrimaha haweenka nabadda iyo amniga, MMe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405706,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405705","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405705","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405705"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405705\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405708,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405705\/revisions\/405708"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405706"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405705"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405705"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405705"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}