{"id":405703,"date":"2019-10-23T16:00:37","date_gmt":"2019-10-23T13:00:37","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405703"},"modified":"2019-10-23T17:10:05","modified_gmt":"2019-10-23T14:10:05","slug":"suaalo-jeedinta-shirka-agaasimeyaasha-guud-ee-wasaaradaha-waxyaabaha-looga-dooday-kulankoodii-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/suaalo-jeedinta-shirka-agaasimeyaasha-guud-ee-wasaaradaha-waxyaabaha-looga-dooday-kulankoodii-maanta\/","title":{"rendered":"Su\u2019aalo Jeedinta Shirka Agaasimeyaasha Guud Ee Wasaaradaha &#038; Waxyaabaha Looga Dooday Kulankoodii Maanta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Mudada uu shirku socdo ayaa agaasimayaasha guud waxa ay ka hadlayaan qorshaha horumarinta qaranka (2020-2024), hiigsiga guud ee qaranka, gaaridda himilooyinka ummadda Soomaaliyeed iyadoo mudada uu socdo lagu qiimeeynayo halka ay mareyso shaqada dowladdu iyo wixii ka qabsoomay qorshihii loo dejiyay wasaaradaha iyo tubaha Qaranka.<\/p>\n<p>Su\u2019aal jeedinta\u00a0 4-aad iyo 5-aad\u00a0 ee kusaabsan waxyaabaha u qabsoomay Dowladda, Qorshayaasha la doonayo in la fuliyo, horumarka la sameeyay nidaamka dayn Cafinta iyo qodobo kale oo dhammaan la doonayo in Dowladdu fuliso.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa noociisa kii ugu horeeyay ay \u00a0kulmaan Agaasimayaasha dowladda waxaana Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud XF Soomaaliya Axmed Maxamed Imaan oo ka hadlay madasha shirka uu sheegay inuu yahay fursad ay isku dhaafsadaan Xogaha.<\/p>\n<p>Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi Xoghayaha Joogta Xafiiska R\/Wasaaraha oo soo qaban qaabiyay ayaa sheegay in shirkaan uu ku tiirsan yahay qaabka loo mideyn lahaa shaqada Dowladda oo loo qabto sidii loogu talo galay.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Agaasimayaasha ay lafdhabar u yihiin shaqada Dowladda.<\/p>\n<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XF Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa sheegay in dib u habeyn lagu sameynayo Shaqaalaha Dowladda taasi oo meesha ka saareysa inaan shaqada loo qaban sidii loogu talo galay.<\/p>\n<p>Shirkaan Maalinta beri waxaa ka qeyb-galidoona Agaasimayaasha Guud ee Dowlad goboleedyada Maalinta sabtida ah uu beegan 26-ka bishaan waxaa noqon doonaa Shir guud ee u dhaxeeya Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada iyadoo ay soo xiridoonaan Madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-371836 size-full td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-2-7-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-371837 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-4-4-300x200-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-371838 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-5-4-300x200-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-371839 size-full td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-6-3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-371840 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-7-2-300x200-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-371841 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-10-1-300x200-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-371842 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-11-1-300x200-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-371843 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-12-1-300x200-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-371844 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-3-6-300x200-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-371846 td-animation-stack-type0-1\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/unnamed-8-3-300x200-2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Mudada uu shirku socdo ayaa agaasimayaasha guud waxa ay ka hadlayaan qorshaha horumarinta qaranka (2020-2024), hiigsiga guud ee qaranka, gaaridda himilooyinka ummadda Soomaaliyeed iyadoo mudada uu socdo lagu qiimeeynayo halka ay mareyso shaqada dowladdu iyo wixii ka qabsoomay qorshihii loo dejiyay wasaaradaha iyo tubaha Qaranka. Su\u2019aal jeedinta\u00a0 4-aad iyo 5-aad\u00a0 ee kusaabsan waxyaabaha u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405653,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405703","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405703"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405704,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405703\/revisions\/405704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}