{"id":405693,"date":"2019-10-23T09:30:19","date_gmt":"2019-10-23T06:30:19","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405693"},"modified":"2019-10-23T10:02:42","modified_gmt":"2019-10-23T07:02:42","slug":"danjire-tarsn-ma-jiro-kulan-dhexmaray-madaxwayne-farmaajo-iyo-safiirka-maraykanka-ee-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjire-tarsn-ma-jiro-kulan-dhexmaray-madaxwayne-farmaajo-iyo-safiirka-maraykanka-ee-kenya\/","title":{"rendered":"Danjire Tarsn&#8221; Ma jiro kulan dhexmaray Madaxwayne Farmaajo iyo Safiirka Maraykanka ee Kenya&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi-(Sonna)-Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa si cad u beeniyay jiritaanka kulan dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Safiirka Mareykanka u fadhiya Kenya, kaddib markii Wargeyska Daily nation uu daabacay waraysi uu la yeeshay Safiirka Mareykanka Kayle McCarter, sida wargaysku qoray uu ku sheegay in isaga iyo Madaxweyne Farmaajo ay ku kulmeen Muqdisho.<\/p>\n<p>Qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay Amb. Tarsan ayuu ku sheegay in dhowr bilood ka hor uu Safiirka Mareykanka booqasho ku tagay magaalada Muqdisho, balse aanay dhicin kulan dhex maray isaga iyo Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>\u201cUmmadda Soomaaliyeed waxaan ku wargalinaynaa inuusan dhicin kulan dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Safiirka Mareykanka ee Kenya xilligii uu booqashada ku yimid Muqdisho oo ahayd dhawr bilood ka hor\u201dayuu yiri Amb. Tarsan,Sidoo Ambassador Tarsan wuxuu u soo jeediyay wargayska Daily nation inuu iska hubiyo warbixinada uu faafinayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a class=\"lfloat _ohe\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/MayorTarsan\" aria-hidden=\"true\" data-ft=\"{&quot;type&quot;:4,&quot;tn&quot;:&quot;\\u003C&quot;}\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"_s0 _4ooo _5mci profilePic _rw img\" role=\"img\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-1\/c72.0.112.112a\/p112x112\/10462998_1516827411866258_5526543884364380241_n.jpg?_nc_cat=107&amp;_nc_oc=AQlx5QP95E_CexcGp7WGZAa94ya4c6hqkNkw2XDnjowhrwAU7Qh2gcYRq1fEaM0qUIQ&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=d22f01d82c45518aaf341b509267c219&amp;oe=5E630F04\" alt=\"\" width=\"324\" height=\"324\" aria-label=\"\" \/><\/a><\/p>\n<div>\n<p><strong><span class=\"_5mck\"><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/MayorTarsan\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;;&quot;}\">Mohamud Ahmed Nur Tarsan<\/a><\/span><\/strong><\/p>\n<div class=\"_3-97 _50f8 _50f3\">\n<div class=\"_50f8\"><abbr class=\"_5mcl timestamp livetimestamp\" title=\"Tuesday, October 22, 2019 at 11:48 PM\" data-utime=\"1571777290\"><span class=\"timestampContent\">10 hours ago<\/span><\/abbr><span class=\"_6spk\" role=\"presentation\" aria-hidden=\"true\">\u00a0<\/span><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_5mcj\">\n<p>Ummadda Soomaaliyeed waxaan wargalinaynaa inuusan dhicin kulan dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Safiirka Mareykanka ee Kenya xilligii uu booqshada ku yimid Muqdisho oo ahayd dhawr bilood kahor.<\/p>\n<p>Wargayska Kenyaanka ah ee qoray warbixintan waxaa looga baahanyahay inuu iska hubiyo warbixinnada uu faafinayo.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi-(Sonna)-Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa si cad u beeniyay jiritaanka kulan dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Safiirka Mareykanka u fadhiya Kenya, kaddib markii Wargeyska Daily nation uu daabacay waraysi uu la yeeshay Safiirka Mareykanka Kayle McCarter, sida wargaysku qoray uu ku sheegay in isaga iyo Madaxweyne Farmaajo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405694,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405693","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405693"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405698,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405693\/revisions\/405698"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}