{"id":405638,"date":"2019-10-22T09:26:15","date_gmt":"2019-10-22T06:26:15","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405638"},"modified":"2019-10-22T09:26:15","modified_gmt":"2019-10-22T06:26:15","slug":"dowladda-f-s-oo-sheegtay-in-ay-hayaan-15-milyan-oo-loogu-talagalay-mashruuca-badbaadinta-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-f-s-oo-sheegtay-in-ay-hayaan-15-milyan-oo-loogu-talagalay-mashruuca-badbaadinta-bulshada\/","title":{"rendered":"Dowladda F.S oo sheegtay in ay hayaan $.15-milyan oo loogu talagalay mashruuca badbaadinta Bulshada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)\u2026 Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa sheegay in horey loo qaaddayo tallaabooyinkii u horreeyay ee lagu doonayo in lagu dhimo faqriga iyo shaqo la&#8217;aanta.<\/p>\n<p>Wasiirka oo khudbad ka horjeediyay Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaca ka qaadday in dib ugu noqoshada miisaaniyadda sannadka 2019-ka oo Baarlamaanka loo gudbiyay akhrinta koowaad inay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ku leedahay in ka badan shan iyo toban milyan oo dollar oo loogu talagalay mashruuca badbaadinta Bulshada.<\/p>\n<p>&#8220;Miisaaniyadda ku noqoshadda waxaa Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ,mashruuca badbaadinta Bulshada ugu jirta lacag dhan $15,853,857.. run ahaantii sharaf gaar ah ayay noo tahay.&#8221; ayuu yiri wasiir Sadiiq oo inta ku daray &#8221; Mashruucan wuxuu gaaraya dalka oo dhan ula jeeddadiisa waxay tahay in faqriga lagu yareeyo oo deegaannada dadka inta ay ka soo qaxi lahaayeen lagu hayo.&#8221;<\/p>\n<p>Mashruuca badbaadinta Bulshada , waxaa dowladda Soomaaliya ka taageeraya bangiga adduunka,iyadoo wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, uu caddeeyay inay ka go&#8217;antahay in la dhimo shaqo la&#8217;aanta iyo faqriga ama saboolnimada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)\u2026 Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa sheegay in horey loo qaaddayo tallaabooyinkii u horreeyay ee lagu doonayo in lagu dhimo faqriga iyo shaqo la&#8217;aanta. Wasiirka oo khudbad ka horjeediyay Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaca ka qaadday in dib ugu noqoshada miisaaniyadda sannadka 2019-ka oo Baarlamaanka loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":405639,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405638","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405638","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405638"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405640,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405638\/revisions\/405640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}