{"id":405624,"date":"2019-10-18T14:30:23","date_gmt":"2019-10-18T11:30:23","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405624"},"modified":"2019-10-21T17:59:03","modified_gmt":"2019-10-21T14:59:03","slug":"kooxda-gaadiidka-oo-la-soo-wareegtay-afar-xiddig-oo-ajaanib-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kooxda-gaadiidka-oo-la-soo-wareegtay-afar-xiddig-oo-ajaanib-ah\/","title":{"rendered":"Kooxda Gaadiidka oo la soo wareegtay afar xiddig oo ajaanib ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA)-. <\/strong>Kooxda Gaadiidka ayaa la soo wareegtay afar xiddig oo ka soo jeeda dalka Uganda, kuwaas oo naadiga u matali doona koobka Janaral Daa\u2019uud iyo Somali Premier League.<\/p>\n<p>Xiddigahan ayaa lagu kala magacaabaa Farooque matovu oo daafac ah, Remex Kasozi oo dhanka weerarka ka ciyaara, Nichols kaba oo booska No. 10-aad ka ciyaara iyo Muzaale Hamuuza oo garabka weerarka isna ka ciyaara.<\/p>\n<p>Si kastaba ha noqotee, Naadiga Otebaarka ayaa ku guruub ah kooxaha\u00a0 Badbaado, Batroolka iyo Geeska Afrika tartanka Janaraal Daa\u2019uud oo dhawaan isku aadkiisa la sameeyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-. Kooxda Gaadiidka ayaa la soo wareegtay afar xiddig oo ka soo jeeda dalka Uganda, kuwaas oo naadiga u matali doona koobka Janaral Daa\u2019uud iyo Somali Premier League. Xiddigahan ayaa lagu kala magacaabaa Farooque matovu oo daafac ah, Remex Kasozi oo dhanka weerarka ka ciyaara, Nichols kaba oo booska No. 10-aad ka ciyaara iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405625,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405624","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405624"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405626,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405624\/revisions\/405626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405625"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}