{"id":405619,"date":"2019-10-21T09:00:36","date_gmt":"2019-10-21T06:00:36","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405619"},"modified":"2019-10-21T17:54:37","modified_gmt":"2019-10-21T14:54:37","slug":"koobka-general-daauud-oo-maanta-ka-furmaya-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/koobka-general-daauud-oo-maanta-ka-furmaya-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Koobka General Daa\u2019uud oo maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA)-<\/strong>Garoonka Eng Yariisow Stadium Ex Banaadir ayaa maanta lagu wada in laga daaro shumaca tartanka xiisaha badan koobka General Daa\u2019uud ee fasal ciyaareedkan.<\/p>\n<p>Koobka General Daa\u2019uud ayaa ah mid aad u fac weyn, maadaama waqti dheer la dheeli jiray, kuna darso kooxda ugu guulaha badan waa naadiga Jeenyo uu ku guuleysatay 7-jeer koobkan, waxaana ugu dambeysay sanadkii 2014-kii.<\/p>\n<p>Caadiyan koobka General Daa\u2019uud waxaa ka qeyb galaya illaa 16-kooxood oo kala duwan kuwaasoo ka dheela horyaallada heerka koowad iyo heerka labaad ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kooxda kubadda cagta Muqdisho City Club waa kooxda difaacaneysa koobkan, iyadoo sanadkii la soo dhaafay ku guuleysatay xilli ay ka qaatay naadiga cawo iyo maalin ee Horseed.<\/p>\n<p>Ciyaarta koowad ayaa lagu wada in lagu daah furo kooxaha Gaadiidka iyo Badbaado oo ku wada jira Group A.<\/p>\n<p>Labadan kooxood ayaana nasiib u yeeshay inay ciyaaraan kulanka koowad ee tartanka General Daa\u2019uud.<\/p>\n<p>Naadiga Gaadiidka waa koox ka ciyaarta horyaalka heerka koowaad ee Somali Premier League, halka naadiga Badbaado ay ka dheesho horyaalka heerka labaad ee dalka.<\/p>\n<p>Haddaba Group-kan A waxaa labadaan kooxood ee Gaadiidka iyo Badbaado ku wehliya kooxaha Geeska Africa iyo Batroolka.<\/p>\n<p><strong>Ogeysiis Kulanka:-<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tartanka:<\/strong>\u00a0General Daa\u2019uud<\/p>\n<p><strong>Kooxaha:<\/strong>\u00a0Gaadiidka vs Badbaado<\/p>\n<p><strong>Garoonka:<\/strong>\u00a0Eng Yariisow<\/p>\n<p><strong>Saacadda:<\/strong>\u00a03:30 Galabnimo<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-405620\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Daauud-720x405-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"1026\" height=\"578\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Daauud-720x405-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Daauud-720x405.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 1026px) 100vw, 1026px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Garoonka Eng Yariisow Stadium Ex Banaadir ayaa maanta lagu wada in laga daaro shumaca tartanka xiisaha badan koobka General Daa\u2019uud ee fasal ciyaareedkan. Koobka General Daa\u2019uud ayaa ah mid aad u fac weyn, maadaama waqti dheer la dheeli jiray, kuna darso kooxda ugu guulaha badan waa naadiga Jeenyo uu ku guuleysatay 7-jeer koobkan, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405620,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405619","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405619","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405619"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405623,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405619\/revisions\/405623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}