{"id":405529,"date":"2019-10-19T13:36:01","date_gmt":"2019-10-19T10:36:01","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405529"},"modified":"2019-10-19T13:36:01","modified_gmt":"2019-10-19T10:36:01","slug":"dib-u-dhis-lagu-sameeyay-qaar-ka-mid-ah-waddooyinka-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dib-u-dhis-lagu-sameeyay-qaar-ka-mid-ah-waddooyinka-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Dib u dhis lagu sameeyay qaar ka mid ah \u00a0Waddooyinka Gaalkacyo\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo.(SONNA)&#8230;Maamulka dowladda Hoose ee Woqooyiga degmada Gaalkacyo oo kaashanaaya shirkado qaabilsan dhismaha waddooyinka ayaa wada qorshayaal dib loogu habeynayo horumarinayo waddooyinka burbursan ee nagaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>.Dib u dhiska lagu sameynayo waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland ayaa waxaa lagu guuuleystay in laami la saaro waddooyin burbursanaa oo dhexmara bartamaha magaalada kuwaas oo u baahnaa dib u habeyn.<\/p>\n<p>Qeybaha bulshada ee magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn u soo dhaweeyay dib u dhiska lagu sameeyay qaar ka mid ah waddooyinka magaalada, waxyna tallaabadaasi ku tilmameeen mid horumar leh oo dib u soo celineysa bilicdii ay lahayd magaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo.(SONNA)&#8230;Maamulka dowladda Hoose ee Woqooyiga degmada Gaalkacyo oo kaashanaaya shirkado qaabilsan dhismaha waddooyinka ayaa wada qorshayaal dib loogu habeynayo horumarinayo waddooyinka burbursan ee nagaalada Gaalkacyo. .Dib u dhiska lagu sameynayo waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland ayaa waxaa lagu guuuleystay in laami la saaro waddooyin burbursanaa oo dhexmara bartamaha magaalada kuwaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":405530,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405529","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405529"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405531,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405529\/revisions\/405531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405530"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}