{"id":405519,"date":"2019-10-19T10:26:19","date_gmt":"2019-10-19T07:26:19","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405519"},"modified":"2019-10-19T10:26:19","modified_gmt":"2019-10-19T07:26:19","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-gobalka-hiiraan-ku-laayay-maleeshiyad-ka-tirsan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-gobalka-hiiraan-ku-laayay-maleeshiyad-ka-tirsan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga Dalka oo Gobalka Hiiraan ku laayay Maleeshiyad ka tirsan Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Baladweyne.(SONNA)&#8230;Maamulka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgal ay ciidanka Xoogga Dalku ay ka sameeyeen wadada u dhaxeysa Buulo Burde iyo Jalalaqsi ay ku dileen 20 ka tirsan kooxda \u00a0Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan\u00a0 Maxamed Nuur Cagajoof ayaa sheegay in wadadda loo galay \u00a0dhagarqabayaal ka tirsan maleeshiyada Argagixisada\u00a0 Al-Shabaab oo saarnaa gaari Caasi ah, halkaana lagu laayay dhamaantood<strong>.<\/strong><\/p>\n<p>Guddoomiyaha waxaa uu sheegay in Maleeshiyaadkaasi ay ka soo furteen 18 qori iyo rasaas, waxaana uu intaa ku daray inay warbaahinta u soo bandhigi doonaan saacadaha Soo aadan.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamed Nuur Cagajoof \u00a0ayaa balanqaaday in ay sii wadi doonaan howlgalada ka dhanka kooxda Argagixisada\u00a0 ah Al-Shabaab ee ka socda Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Howlgalada Ciidamada Xoogga Dalku ay ka wadaan Gobalada Dalka ayaa ah mid lagu Cirib tirayo haraadiga Maleeshiyaadka Naf lacaariga ah, ee sii galbanaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baladweyne.(SONNA)&#8230;Maamulka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgal ay ciidanka Xoogga Dalku ay ka sameeyeen wadada u dhaxeysa Buulo Burde iyo Jalalaqsi ay ku dileen 20 ka tirsan kooxda \u00a0Al-Shabaab. Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan\u00a0 Maxamed Nuur Cagajoof ayaa sheegay in wadadda loo galay \u00a0dhagarqabayaal ka tirsan maleeshiyada Argagixisada\u00a0 Al-Shabaab oo saarnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":405520,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405519","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405519","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405519"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405519\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405521,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405519\/revisions\/405521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405520"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}