{"id":405501,"date":"2019-10-18T10:54:42","date_gmt":"2019-10-18T07:54:42","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405501"},"modified":"2019-10-18T10:54:42","modified_gmt":"2019-10-18T07:54:42","slug":"dhismaha-maxkamadda-ciidanka-qalabka-sida-oo-meel-wanaagsan-marayasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dhismaha-maxkamadda-ciidanka-qalabka-sida-oo-meel-wanaagsan-marayasawirro\/","title":{"rendered":"Dhismaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo meel wanaagsan maraya+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Taliyaha qaybta 21-aad Gen; C\/Casiis C\/laahi Cabdi \u201cQooje\u201d iyo Saakiisha Maxkamada Ciidanka Qalabka sida qeybta 27-aad ayaa kormeeray dhismaha xarunta Maxkamada ciidanka qalabka sida qaybta 21-aad oo laga hirgalinayo Magaalada Gaalkacyo oo xilligaan maraya meel gaban gabo ah.<\/p>\n<p>Kormeerkan waxaa qeyb ka ahaa ku Xigeenka Xeer-ilaalinta Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya G\/le \u201cKeyse\u201d , iyo Saraakiil kale.<\/p>\n<p>Saraakiisha ayaa u kuur gashey waxyaabaha ka dhiman xarunta Maxkamada oo hirgelinteedu horseedi doonto in la qaado dacwadaha loo heysto eedeysanayaal ku Jira Xabsiyada kala duwan ee Ciidanka.<\/p>\n<p>Taliyaha qeybta 21-aad ayaa tallaabada dhismaha xaruntaan ku sheegey in ay ka mid tahay juhdiga uu taliskiisu tan iyo markii lasoo Magacaabey ku bixiyay dhismaha xarumaha adeegga ee Ciidanka, isagoo intaa raaciyay in ka shaqeysiinta Maxkamaddu ay tusaale buuxo u tahay Dowladnimada iyo kala sarreynta sharciga Dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-405504 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/CIIDAN1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/CIIDAN1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/CIIDAN1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-405505 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Ciidan2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"502\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Ciidan2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Ciidan2-300x209.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-405506 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Ciidan3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Ciidan3-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Ciidan3-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-405507 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Ciidan4.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Ciidan4.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Ciidan4-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Taliyaha qaybta 21-aad Gen; C\/Casiis C\/laahi Cabdi \u201cQooje\u201d iyo Saakiisha Maxkamada Ciidanka Qalabka sida qeybta 27-aad ayaa kormeeray dhismaha xarunta Maxkamada ciidanka qalabka sida qaybta 21-aad oo laga hirgalinayo Magaalada Gaalkacyo oo xilligaan maraya meel gaban gabo ah. Kormeerkan waxaa qeyb ka ahaa ku Xigeenka Xeer-ilaalinta Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya G\/le \u201cKeyse\u201d , [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405503,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405501","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405501","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405508,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405501\/revisions\/405508"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}