{"id":405498,"date":"2019-10-18T10:44:43","date_gmt":"2019-10-18T07:44:43","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405498"},"modified":"2019-10-18T10:44:54","modified_gmt":"2019-10-18T07:44:54","slug":"dacwaddii-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya-oo-mar-kale-dib-loo-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dacwaddii-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya-oo-mar-kale-dib-loo-dhigay\/","title":{"rendered":"Dacwaddii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo mar kale dib loo dhigay"},"content":{"rendered":"<p>Hegue-(SONNA)-Maxkamada caddaaladda Adduunka ee ICJ ayaa go\u2019aamisey in dhageysiga dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya dib loo dhigay, markii ay xukuumadda Nairobi sidaasi codsatay.<\/p>\n<p>Dhagaysiga dacwadda ayaa lagu wadaa in uu furmo June 8- 12, 2020, iyadoo Maxkamaddu ay sheegtay inaan mar kale dib loo dhigi doonin dhagaysiga dacwadda Badda.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisulwasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Dowladu ay soo dhaweyneyso go\u2019aanka kama dambeysta ah ee ay Maxkamaddu qaadatay<\/p>\n<p>Kenya ayaa marar badan sameysay isku dayo ay ku dooneyso in ay ku baajiso dhagaysiga dacwadda oo ay Soomaaliya kol hore u gudbisay Maxkamadda caddaaladda Adduunka, iyadoo dooneysa in si hoose ay Labada Dowladood u xalliyaan kiiska.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hegue-(SONNA)-Maxkamada caddaaladda Adduunka ee ICJ ayaa go\u2019aamisey in dhageysiga dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya dib loo dhigay, markii ay xukuumadda Nairobi sidaasi codsatay. Dhagaysiga dacwadda ayaa lagu wadaa in uu furmo June 8- 12, 2020, iyadoo Maxkamaddu ay sheegtay inaan mar kale dib loo dhigi doonin dhagaysiga dacwadda Badda. Ra\u2019iisulwasaare ku xigeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405499,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405498","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405498"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405500,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405498\/revisions\/405500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405499"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}