{"id":405460,"date":"2019-10-17T12:34:25","date_gmt":"2019-10-17T09:34:25","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405460"},"modified":"2019-10-17T13:14:20","modified_gmt":"2019-10-17T10:14:20","slug":"wasiir-beyle-oo-washington-dc-kula-kulmay-madax-ka-tirsan-bakiga-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-beyle-oo-washington-dc-kula-kulmay-madax-ka-tirsan-bakiga-adduunka\/","title":{"rendered":"Wasiir Beyle oo Washington DC kula kulmay Madax ka tirsan Bankiga Adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Washington DC-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washington ee Dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay koox ka socota Bangiga Adduunka.<\/p>\n<p>Madaxda uu la kulmay Wasiir Beyle ayaa waxaa hoggaaminayay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunkaee Qaarada Afrika, Hafze Ghanem, waxana ay ka wada hadleen arrimo badan oo ku saabsan\u00a0 horumarinta Maaliyadda dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan la kulannay koox ka socotay Bangiga Adduunka oo uu hogaaminayay Hafze Ghanem, oo ah Madaxweyne ku xigeenka Bankiga Adduunka ee Qaarada Afrika&#8221; ayuu yiri Wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay inay madaxda Bankiga Adduunka ugu warbixiyeen horumarka ballaaran ee ay Dowladda Soomaaliya ka samaysay hagaajinta nidaamka maaliyadda Dalka.<\/p>\n<p>Wuxuuna intaa raaciyay Wasiirku in ay ka go\u2019an tahay Bankiga Adduunka in ay la shaqeeyaan Dowladda Soomaaliya \u00a0sidii horumar looga gaari lahaa dhinaca maaliyadda iyo kobaca dhaqaalaha oo hadda meel fiican maraya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington DC-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washington ee Dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay koox ka socota Bangiga Adduunka. Madaxda uu la kulmay Wasiir Beyle ayaa waxaa hoggaaminayay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunkaee Qaarada Afrika, Hafze Ghanem, waxana ay ka wada hadleen arrimo badan oo ku saabsan\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405461,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405460","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405460"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405465,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405460\/revisions\/405465"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}