{"id":405457,"date":"2019-10-17T10:39:53","date_gmt":"2019-10-17T07:39:53","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405457"},"modified":"2019-10-17T10:39:53","modified_gmt":"2019-10-17T07:39:53","slug":"35-ruux-oo-ku-dhimatay-shil-gaari-oo-ka-dhacay-sacuudi-carabiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/35-ruux-oo-ku-dhimatay-shil-gaari-oo-ka-dhacay-sacuudi-carabiya\/","title":{"rendered":"35 ruux oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Sacuudi Carabiya"},"content":{"rendered":"<p>35-ruux ayaa dhimatay ,afar kalana waxaa\u00a0 soo gaaray dhaawacyo kadib kolkii gaari Bas ah oo siday dad rakaab ah oo maraayey wadada u dhexeysa Maka iyo Madiina uu ku dhacay gaari kale oo ah kuwa xamuulka,sida ay ku waramay Afhayeen u hadlay ciidamada Boliiska.<\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka Sacuudiga oo soo xiganeysay Afhayeenkaasia ayaa sheegay in shilkaasi oo ka dhacay magaalada al-Akhal \u00a0uu yimid ka dib markii ay is-jiireen laba gaari oo mid ka mid ah uu ahaa \u00a0Bas ay saarnaayeen Xujeey gaaraya 39-qof oo isugu jiray Carab iyo dad Aasiyaan ah,<\/p>\n<p>Dadkii ku dhaawacmay shilkaasi ayaa warku intaa ku daray in loo qaaday Cisbitaalka Al-Hamna ,waxaana jira baaritaanno ku aadan dhacdadaasi oo ay faraha ku hayaan ciidamada Boliiska Sacuudiga.<\/p>\n<p>Shilkaan ayaa imaanaya ka dib markii bishii Abriil ee la soo dhaafay \u00a0shil laba gaari oo ka dhacay gudaha Sacuudiga ay \u00a0ku \u00a0dhinteen \u00a04-xujeey oo Ingiriis ah,isla markaana ay dhaawacmeen 12-qof.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>35-ruux ayaa dhimatay ,afar kalana waxaa\u00a0 soo gaaray dhaawacyo kadib kolkii gaari Bas ah oo siday dad rakaab ah oo maraayey wadada u dhexeysa Maka iyo Madiina uu ku dhacay gaari kale oo ah kuwa xamuulka,sida ay ku waramay Afhayeen u hadlay ciidamada Boliiska. Wakaaladda Wararka Sacuudiga oo soo xiganeysay Afhayeenkaasia ayaa sheegay in shilkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":405458,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405457","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405457","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405457"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405457\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405459,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405457\/revisions\/405459"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405458"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}