{"id":405431,"date":"2019-10-16T12:00:48","date_gmt":"2019-10-16T09:00:48","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405431"},"modified":"2019-10-16T23:36:57","modified_gmt":"2019-10-16T20:36:57","slug":"xiddigaha-suarez-iyo-benzema-oo-sugi-laa-kulanka-soo-aaddan-ee-el-clasico-si-ay-u-gaaraan-rikoorro-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xiddigaha-suarez-iyo-benzema-oo-sugi-laa-kulanka-soo-aaddan-ee-el-clasico-si-ay-u-gaaraan-rikoorro-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Xiddigaha Suarez iyo Benzema oo sugi la\u2019a kulanka soo aaddan ee El Cl\u00e1sico, si ay u gaaraan Rikoorro muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Spain (SONNA)-<\/strong>Xiddig kasta wuxuu doonayaa inuu guul gaaro si magaciisa loogu xardho taariikhda kubadda cagta, maxaasa ka fiican in guushaas aad\u00a0 ku gaarto kulanka ugu xiisaha iyo xamaasada badan abid adduunka heer kooxeed ee El Cl\u00e1sico.<\/p>\n<p>Inta lagu guda jiro kulanka adag soo socda ee ku dhex mari doono kooxaha Barcelona iyo Real Madrid 26-ka bishan Oktoobar horyaalka La Liga ee dalka Spain, waxaa jira in kabadan hal ciyaartooy ee labada koox ah oo doonaya inay horumariyaan, heerkooda gooldhalineen taariikhda kulamada El Cl\u00e1sico.<\/p>\n<p>Haddaba waxaa warbixintan isbar-bardhig lagu sameeyay xaalada labada weeraryahan ugu muhiimsan kulanka El Cl\u00e1sico, Luis Suarez oo Barcelona ah iyo Karim Benzema oo Real Madrid ah.<\/p>\n<p><strong>Luis Suarez:<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"http:\/\/static.onzemondial.com\/photo_article\/175399\/51674\/1200-L-liga.jpg\" alt=\"Image result for Suarez and Benzema\" width=\"1010\" height=\"539\" \/><\/p>\n<p>Weeraryahanka reer Uruguay ee Luis Suarez ayaa ku jira kaalinta sagaalaad ee gooldhalinta ugu sarreeya kulamada El Cl\u00e1sico isaga oo dhaliyay ilaa iyo haatan 11 gool.<\/p>\n<p>Haddii Suarez uu hal gool dhaliyo kulanka soo aadan ee ka dhici doono garoonka Camp Nou, waxay ka dhignaan doontaa inuu soo bar-bareeyo rikoorrka gooldhalineed halyeeyga kooxda Real Madrid ee Carlos Santillana, kaasoo kaalinta 8-aad kaga jira liiska xiddigaha ugu gooldhalinta badan kulamada El Cl\u00e1sico, isaga oo dhaliyay 12 gool.<\/p>\n<p>Shaki la\u2019aan Suarez ayaa shuraxan inuu ku soo bilaabn doono kulanka soo aadan ee El Cl\u00e1sico haddii uu diyaar u noqdo, sidoo kale wuxuu u qalmaa inuu sare u qaado gooldhalintiisa xilli ciyaareedkan isagoo ilaa iyoaa haatan dhaliyay 6 gool.<\/p>\n<p><strong>Karim Benzema:<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/statik.tempo.co\/data\/2018\/09\/07\/id_732014\/732014_720.jpg\" alt=\"Image result for Suarez and Benzema\" width=\"1025\" height=\"683\" \/><\/p>\n<p>Weeraryahanka reer France ee Karim Benzema ayaa kaga jira kaalinta 13-aad liiska gooldhalinta kulamada El Clasico, wuxuuna ilaa iyo haatan ka dhaliyay 9 gool.<\/p>\n<p>Haddii Benzema uu ku guuleysto inuu dhaliyo hal gool kulanka soo aadan ee El Clasico, wuxuu soo bar-bareyn doonaa rikoorrka gooldhalineed ee halyeeyada Josep Samitier oo Barcelona ah, sidoo kale Juan G\u00f3mez iyo Hugo S\u00e1nchez oo Real Madrid ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Spain (SONNA)-Xiddig kasta wuxuu doonayaa inuu guul gaaro si magaciisa loogu xardho taariikhda kubadda cagta, maxaasa ka fiican in guushaas aad\u00a0 ku gaarto kulanka ugu xiisaha iyo xamaasada badan abid adduunka heer kooxeed ee El Cl\u00e1sico. Inta lagu guda jiro kulanka adag soo socda ee ku dhex mari doono kooxaha Barcelona iyo Real Madrid 26-ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405432,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405431","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405431"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405433,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405431\/revisions\/405433"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}