{"id":405342,"date":"2019-10-16T09:44:55","date_gmt":"2019-10-16T06:44:55","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405342"},"modified":"2019-10-16T10:30:46","modified_gmt":"2019-10-16T07:30:46","slug":"warfaafinta-madaxtooyada-iyo-sonna-oo-ka-wada-hadlay-qorshaha-baahineed-ee-wakaaladda-wararka-qaranka-soomaaliyeedsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/warfaafinta-madaxtooyada-iyo-sonna-oo-ka-wada-hadlay-qorshaha-baahineed-ee-wakaaladda-wararka-qaranka-soomaaliyeedsawirro\/","title":{"rendered":"Warfaafinta Madaxtooyada iyo madaxda SONNA oo ka wada hadlay qorshaha baahineed ee Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed (SONNA) Mudane; C\/laahi Sheekh C\/raxmaan (Heybe) ayaaShalay Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Agaasime kuxigeenka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane; \u00a0Cabdirishiid Maxamed Xaashi iyo Saraakiil ka tirsan Xafiiska warfaafinta ee Madaxtooyada Qaranka.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ayaa ka wada hadlay sidii loo dardar gelin lahaa baahinta xogta ku saabsan dib u dhiska iyo horumarinta Dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, kulanka waxaa lagu muujiyey muhiimadda ay leedahay in Shacabku ay si dhaw ula socdaan xogta ku saabsan dalka, duruufaha ku xeeran Dowladnimadeenna iyo tallaabooyinka horumarineed ee ay wadajirka uqaadayaan Shacabka iyo Dowladdooda.<\/p>\n<p>Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay wada shaqaynta Wakaaladda iyo hey\u2019adaha Dowladda, maadaama ay aas-aas u tahay haqab tirka baahida shacabku ay u qabaan ogaanshaha wararka iyo qorsheyaasha Dowladda.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Agaasime Kuxigeenka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane; Cabdirishiid Maxamed Xaashi ayaa adkeeyey sida ay uga go\u2019an tahay Madaxtooyada sara u qaadidda tayada Warbaahinta Dowladda iyo midda gaarka loo leeyahay, si kor loogu qaado wacyiga shacabkeenna ee dowladnimada, dimuqraadiyadda iyo horumarka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-405344 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H1.jpeg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H1-1024x682.jpeg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-405345 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H2.jpeg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H2-1024x682.jpeg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-405346 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H3.jpeg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H3.jpeg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H3-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H3-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H3-1024x682.jpeg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-405347 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H4-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H4-1.jpeg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H4-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H4-1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H4-1-1024x682.jpeg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-405348 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H5.jpeg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H5.jpeg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H5-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H5-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/H5-1024x682.jpeg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed (SONNA) Mudane; C\/laahi Sheekh C\/raxmaan (Heybe) ayaaShalay Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Agaasime kuxigeenka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane; \u00a0Cabdirishiid Maxamed Xaashi iyo Saraakiil ka tirsan Xafiiska warfaafinta ee Madaxtooyada Qaranka. Mas\u2019uuliyiinta ayaa ka wada hadlay sidii loo dardar gelin lahaa baahinta xogta ku saabsan dib u dhiska iyo horumarinta Dalka. Sidoo kale, kulanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405343,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405342","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405342","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405342"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405365,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405342\/revisions\/405365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405343"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}