{"id":405285,"date":"2019-10-15T13:40:28","date_gmt":"2019-10-15T10:40:28","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405285"},"modified":"2019-10-15T13:40:46","modified_gmt":"2019-10-15T10:40:46","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-baardheere-kasameeyay-howl-gal-ka-dhan-ah-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-baardheere-kasameeyay-howl-gal-ka-dhan-ah-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo Baardheere kasameeyay howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howl-gallo lagu baacsanayo haraadiga Argagixisada Al-shabaab ka sameeyay degaanka Raydab oo qiyaastii 40-Km dhanka Waqooyi kaga beegan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Taliyaha Ururka 49-aad, Guutada 10-aad, qeybtiisa 43-aad ee Ciidanka XDS Dhamme, Cali Maxamed Xasan, ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay howl-galka ku dileen xubno badan oo ka mid ahaa Al-Shabaab, kuwo kalena ay nolol ku soo qabteen.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay Argagixisadu ka furatay Hub iyo Ari gaaraya Saddex Boqol oo ay horay uga dhaceen Shacabka halkaasi deggen, iyagoo Xoolahihii ay ka dhiciyeenna u celiyay Dadkii lahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howl-gallo lagu baacsanayo haraadiga Argagixisada Al-shabaab ka sameeyay degaanka Raydab oo qiyaastii 40-Km dhanka Waqooyi kaga beegan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Taliyaha Ururka 49-aad, Guutada 10-aad, qeybtiisa 43-aad ee Ciidanka XDS Dhamme, Cali Maxamed Xasan, ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay howl-galka ku dileen xubno badan oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405286,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405285","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405285","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405285"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405287,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405285\/revisions\/405287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}