{"id":405276,"date":"2019-10-15T10:51:12","date_gmt":"2019-10-15T07:51:12","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405276"},"modified":"2019-10-15T11:32:07","modified_gmt":"2019-10-15T08:32:07","slug":"madaxweynihii-hore-ee-k-afrika-oo-wajahaya-maxkamad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynihii-hore-ee-k-afrika-oo-wajahaya-maxkamad\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii hore ee K\/Afrika oo wajahaya maxkamad"},"content":{"rendered":"<p>markii ugu horreysay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa la filayaa in maxkamad la soo taago,iyadoo loo heysto in ka badan 16-kiis oo dacwo ah oo ay ku jiraan arimo musuqmaasuq ah iyo wax isdaba marin.<\/p>\n<p>Zuma waxaa ka mid ah eedeeymaha loo jeediyay qaadashada \u00a0lacago laaluush ah o uu ka helay qandaraas gaaraya 3.5 bilyan oo dhexmaray dowladda K\/Afrika iyo shan shirkadood oo reer Yurub ah,kuwaa oo ka ganacsada iibinta diyaaradaha ,doomanka loo isticmaalo ilaalada iyo qalab mileteri.<\/p>\n<p>Kadib dhowr isku day oo uu ku doonaayey Zuma \u00a0in lagu joojiyo dacwadaha loo heysto , ayaa waxaa maanta la horkeeni doonaa maxkamada sare ee dalka K\/Afrika,isagoo ku eedeysan sida la sheegay kasbashada \u00a0afar milyan oo Rand ($ 270,000<\/p>\n<p>Xisbiga talada haya ee African National Congress (ANC) ayaa ku qasbay in uu iska casilo jagada madaxweynenimada sanadkii la soo dhaafay kadib sagaal sano oo uu xukunka hayey,<\/p>\n<p>isbuucii la soo dhaafay ayeey aheyd in uu horyimaado maxkamad,sidaa daraadeed, Sarkaal maxkamadeed ayaa saadaaliyay in bilowga howsha maxkamadeyta ay u badnaan doonto rafcaan ka qaadashado la xiriirta go-aanada maxkamadda.\\<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>markii ugu horreysay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa la filayaa in maxkamad la soo taago,iyadoo loo heysto in ka badan 16-kiis oo dacwo ah oo ay ku jiraan arimo musuqmaasuq ah iyo wax isdaba marin. Zuma waxaa ka mid ah eedeeymaha loo jeediyay qaadashada \u00a0lacago laaluush ah o uu ka helay qandaraas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":405277,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405276","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405276","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405276"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405276\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405284,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405276\/revisions\/405284"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405277"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405276"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405276"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405276"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}