{"id":405225,"date":"2019-10-13T21:00:56","date_gmt":"2019-10-13T18:00:56","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405225"},"modified":"2019-10-13T21:01:53","modified_gmt":"2019-10-13T18:01:53","slug":"neymar-jr-wuxuu-noqon-karaa-kan-ugu-wanaagsan-adduunka-alisson-becker","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/neymar-jr-wuxuu-noqon-karaa-kan-ugu-wanaagsan-adduunka-alisson-becker\/","title":{"rendered":"\u201cNeymar Jr wuxuu noqon karaa kan ugu wanaagsan adduunka\u201d \u2013 Alisson Becker"},"content":{"rendered":"<p>Brazil (SONNA)- Goolhaayaha reer Brazil iyo Liverpool ee Alisson Becker ayaa sheegay in xiddiga ay isku wadanka ka soo wada jeedaan ee Neymar Jr uu noqon karo laacibka ugu fiican adduunka koox kasta uu joogo Barcelona ama meel kale.<\/p>\n<p>Neymar ayaa lala xiriirinayay inuu dib ugu laabanayo kooxdiisii \u200b\u200bhore ee Barcelona xagaagii lasoo dhaafay, laakiin ugu dambeyntii wuxuu iska sii joogay naadihiisa reer France ee Paris Saint-Germain.<\/p>\n<p>Haddaba Alisson Becker ayaa carabka ku adkeeyay in Neymar Jr uu leeyahay awooda ugu fiican ee uu ku noqon karo ciyaaryahanka adduunka ugu fiican meel kasta uu joogo Barcelona ama koox kale.<\/p>\n<p>Alisson Becker ayaa wareysi uu ku bixiyay wargeyska \u201cMundo Deportivo\u201d ee dalka Spain wuxuu ku sheegay:<br \/>\n<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/neymar-brasil-goal.jpeg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"699\" class=\"alignnone size-full wp-image-405226\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/neymar-brasil-goal.jpeg 1200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/neymar-brasil-goal-300x175.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/neymar-brasil-goal-768x447.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/neymar-brasil-goal-1024x596.jpeg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><br \/>\n\u201cNeymar Jr waa ciyaaryahan weyn, runtiina wuxuu fure u noqon doonaa koox kasta uu ka mid noqdo\u201d.<\/p>\n<p>\u201cHaddii uu ku laabto kooxda Barcelona ama hadii kale, wax dhibaato ah ma sababi doonto, waxaan u rajeynayaa Neymar nasiib wanaagsan meel kasta uu joogo, iyo inuu farxad dareemo\u201d.<\/p>\n<p>\u201cNeymar wuxuu noqon karaa kan ugu fiican koox kasta, kaliya maahan Barcelona\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Brazil (SONNA)- Goolhaayaha reer Brazil iyo Liverpool ee Alisson Becker ayaa sheegay in xiddiga ay isku wadanka ka soo wada jeedaan ee Neymar Jr uu noqon karo laacibka ugu fiican adduunka koox kasta uu joogo Barcelona ama meel kale. Neymar ayaa lala xiriirinayay inuu dib ugu laabanayo kooxdiisii \u200b\u200bhore ee Barcelona xagaagii lasoo dhaafay, laakiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405227,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405225","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405225"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405229,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405225\/revisions\/405229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}