{"id":405219,"date":"2019-10-13T20:44:34","date_gmt":"2019-10-13T17:44:34","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405219"},"modified":"2019-10-13T20:50:41","modified_gmt":"2019-10-13T17:50:41","slug":"muxuu-ka-yiri-gerrard-awoodda-ciyaareed-ee-kooxda-liverpool-qaar-ka-mid-ah-xiddigaheeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muxuu-ka-yiri-gerrard-awoodda-ciyaareed-ee-kooxda-liverpool-qaar-ka-mid-ah-xiddigaheeda\/","title":{"rendered":"Muxuu ka yiri Gerrard awoodda ciyaareed ee kooxda Liverpool &#038; qaar ka mid ah xiddigaheeda?"},"content":{"rendered":"<p>Liverpool(SONNA)- Halyeeyga kooxda Liverpool ee Steven Gerrard ayaa amaanay qaab ciyaareedka Reds uu hogaaminayo tababare J\u00fcrgen Klopp ay haatan ka sameeneyso dhamaan tartamada kala duwan ay qeybta ka tahay.<\/p>\n<p>Haddaba Steven Gerrard ayaa wareysi uu ku bixiyay website-ka rasmiga ah ee kooxda Liverpool ayaa wuxuu yiri:<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Steven-Gerrard-699237.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"413\" class=\"alignnone size-full wp-image-405220\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Steven-Gerrard-699237.jpg 620w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Steven-Gerrard-699237-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/p>\n<p>\u201cKooxda ayaa si cajiib ah shaqo u soo qabtay labadii sanno ee la soo dhaafay, kaddib markii uu Klopp ugu dambeyntii adeegsaday falsafadiisa\u201d.<\/p>\n<p>\u201cHada ku raaxayso daawashada kooxda, mar walbana waxaan aaminsanahay inay guuleysan doonaan iyadoon loo eegeyn kooxda ka soo horjeedda, ha noqoto inay ka ciyaarayaan Champions League ama Premier League\u201d.<\/p>\n<p>\u201cLiverpool waxay haysataa seddex weerar ee soo bandhigaya qaab ciyaareed heer sare ah oo aan la joojin karin mararka qaarkood\u201d.<\/p>\n<p>\u201cVirgil van Dijk wuxuu isbadal weyn ku sameeyay kooxda, oo ay ku jiraan goolhayeyaasha iyo ciyaartoyda kaleba\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaa koox weyn, waxay ixtiraam ka heleen taageerayaasha hadana waxay hogaaminayaan horyaalka Premier League, laakiin waan hubaa in aniga iyo Klopp aan isku fikir nahay, wuxuu u fikirayaa isla sidan oo kale, wuxuu isku dayayaa kaliya inuu wada guuleysto kulamada soo socda\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Liverpool(SONNA)- Halyeeyga kooxda Liverpool ee Steven Gerrard ayaa amaanay qaab ciyaareedka Reds uu hogaaminayo tababare J\u00fcrgen Klopp ay haatan ka sameeneyso dhamaan tartamada kala duwan ay qeybta ka tahay. Haddaba Steven Gerrard ayaa wareysi uu ku bixiyay website-ka rasmiga ah ee kooxda Liverpool ayaa wuxuu yiri: \u201cKooxda ayaa si cajiib ah shaqo u soo qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405221,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405219","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405219","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405219"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405219\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405224,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405219\/revisions\/405224"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405221"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}