{"id":405160,"date":"2019-10-13T10:39:21","date_gmt":"2019-10-13T07:39:21","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405160"},"modified":"2019-10-13T11:20:08","modified_gmt":"2019-10-13T08:20:08","slug":"roobkii-deyrta-oo-ka-curtay-qeybo-ka-mid-ah-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/roobkii-deyrta-oo-ka-curtay-qeybo-ka-mid-ah-gobolka-bakool\/","title":{"rendered":"Roobka Deyrta oo ka curtay qeybo ka mid ah Gobolka Bakool"},"content":{"rendered":"<p>Xuddur-(SONNA)-Roob xooggan oo si weyn loogu diirsaday ayaa Xalay ka curtay Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool iyo degaannada ku hareereysan.<\/p>\n<p>Roobkan oo da\u2019ayay Saacado badan ayaanan geysan wax qasaare ah, sida uu kusoo warramayo wariyaha SONNA ee Gobolka Bakool, Maxamed Xasan C\/raxmaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Roobka Deyrta ayaa Todobaadkii lasoo dhaafay ka da\u2019ayay degaanno badan oo Gobolka Bakool ka tirsan, iyadoo Dadka Beeraleyda ahaa ay u diyaar garoobeen beerashada dalagyadii kala duwanaa ee ay tacban jireen.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Dadka Xoolo dhaqatada ah ee Gobolka Bakool ayaa Wakaaladda SONNA u sheegay in aysan jirin wax Naqraac ah maaddaama uu degaan kasta ka da\u2019ay Roobku, Harooyinkuna ay inta badan ku jiraan Biyo ku filan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xuddur-(SONNA)-Roob xooggan oo si weyn loogu diirsaday ayaa Xalay ka curtay Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool iyo degaannada ku hareereysan. Roobkan oo da\u2019ayay Saacado badan ayaanan geysan wax qasaare ah, sida uu kusoo warramayo wariyaha SONNA ee Gobolka Bakool, Maxamed Xasan C\/raxmaan. Sidoo kale Roobka Deyrta ayaa Todobaadkii lasoo dhaafay ka da\u2019ayay degaanno badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405163,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405160","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405160","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405160"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405160\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405170,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405160\/revisions\/405170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405163"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405160"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405160"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405160"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}