{"id":405114,"date":"2019-10-12T15:51:58","date_gmt":"2019-10-12T12:51:58","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405114"},"modified":"2019-10-12T16:22:14","modified_gmt":"2019-10-12T13:22:14","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne JFS oo dalka dib ugu soo laabtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa dib ugu soo laabtay dalka ka dib safar labo maalmood ah oo ay ku tageen magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Madaxweyne\u00a0 Farmaajo iyo wafdiga uu hogaaminaayey ayaa dalka Itoobiya kula soo kulmay qaar kamid ah Madaxda dalalka Africa,Madaxweynaha ayaa madaxdii uu la kulmay u sheegay in dalalka Gobolka ay ka faa\u2019iideysan karaan fursadaha ganacsi iyo maalgashi ee ay hodan ku tahay Soomaaliya, waxa uuna xusay in cimilada dalkeenna iyo bilicdiisuba ay horseedayso in ay ku soo hirtaan dalxiiseyaasha heer Gobol iyo kuwa caalamiga ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa soo bandhigay sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay uga go\u2019an tahay in ay kula tartamaan dalalka Gobolka horumarka iyo wax wada-qabsiga, isagoona adkeeyey in ilaalinta daris wanaagga ay fure u tahay xoojinta xiriirrada laba geesoodka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa dib ugu soo laabtay dalka ka dib safar labo maalmood ah oo ay ku tageen magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweyne\u00a0 Farmaajo iyo wafdiga uu hogaaminaayey ayaa dalka Itoobiya kula soo kulmay qaar kamid ah Madaxda dalalka Africa,Madaxweynaha ayaa madaxdii uu la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405114","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405114"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405116,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405114\/revisions\/405116"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}