{"id":405105,"date":"2019-10-12T12:06:22","date_gmt":"2019-10-12T09:06:22","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405105"},"modified":"2019-10-13T10:05:21","modified_gmt":"2019-10-13T07:05:21","slug":"munaasabado-lagu-maamuusayo-maalinta-calanka-oo-meelo-badan-oo-aduunka-ah-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/munaasabado-lagu-maamuusayo-maalinta-calanka-oo-meelo-badan-oo-aduunka-ah-ka-socda\/","title":{"rendered":"maalinta calanka oo la maamuusayo"},"content":{"rendered":"<p>Munaasabado lagu maamusayo snadguurdii 65 aad ee kasoo wareegatay sameynta calankeena ayaa maanta kadhacaya meelo badan oo dalka iyo dibdaba ah.<br \/>\nMunaasabadahaan oo lagu wado inay   ka qeybgalaan  masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa inta ay socdaan waxaa looga hadli doonnaa muhiimada dalka iyo dadkaba u leeyahay  calankeenna buluuga ah iyo sida lagu hindisay.<\/p>\n<p>Calankeenna oo astaan u ah dalkeenna waxa uu kasameysanyahay maro jlicsan oo buluug ah dhexda ay uga xardhantahay xidigga cad ee shan geesoodka ah uu sameeyey Allaha unaxariistee Halgamaa Maxamed Cawaale liibaan.<\/p>\n<p>12Kii bishii October sanadii 1954tii maanta oo kale ayey aheeyd markii ugu horeysay ee lasoo bandhigo naqshada calanka jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabado lagu maamusayo snadguurdii 65 aad ee kasoo wareegatay sameynta calankeena ayaa maanta kadhacaya meelo badan oo dalka iyo dibdaba ah. Munaasabadahaan oo lagu wado inay ka qeybgalaan masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa inta ay socdaan waxaa looga hadli doonnaa muhiimada dalka iyo dadkaba u leeyahay calankeenna buluuga ah iyo sida lagu hindisay. Calankeenna oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405107,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405105","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405105"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405162,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405105\/revisions\/405162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405107"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}