{"id":405089,"date":"2019-10-12T11:32:00","date_gmt":"2019-10-12T08:32:00","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405089"},"modified":"2019-10-12T11:32:00","modified_gmt":"2019-10-12T08:32:00","slug":"rajo-cusub-oo-ka-soo-ifbaxday-kulanka-midowga-yurub-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/rajo-cusub-oo-ka-soo-ifbaxday-kulanka-midowga-yurub-ingiriiska\/","title":{"rendered":"Rajo cusub oo ka soo ifbaxday kulanka Midowga Yurub &#038; Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p>Midowga Yurub ayaa ogolaaday in la \u00a0sii xoojiyo wadahadalada kala dhexeeya \u00a0Boqortooyada Ingiriiska, si loo helo heshiis cusub oo ku sabsan ka \u00a0bixida dalkaasi ee midowga Yurub.B<\/p>\n<p>Go&#8217;aanka ayaa daba socday kulan dhexmaray madaxa wada xaajoodka kooxda Eu Michel Barnier iyo Safiirada 27-dal oo Yurub ah,ka dib kolii madaxaasi uu la shiray ninka Ingiriiska u qaabilsan ka bixitaanka Yurub Stephen Barclay.<\/p>\n<p>Midowga Yurub iyo Ingiriiska ayaa sii xoojin doona maalmaha soo socda wada hadalada ka bixitaanka, kadib markii ay horay u burbureen wadahadaladii u dhaxeeyay dhinacyadaasi.<\/p>\n<p>Maalinta Isniiinta ee soo socota ayaa lagu wadaa in Guddiga Midowga Yurub ay qiimeeyaan natiijada wada xaajoodka la filan karo in uu dhexmaro labada hoggaamiye ee u kala dabqaadaya Yurub iyo Ingiriiska.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Yurub ayaa ogolaaday in la \u00a0sii xoojiyo wadahadalada kala dhexeeya \u00a0Boqortooyada Ingiriiska, si loo helo heshiis cusub oo ku sabsan ka \u00a0bixida dalkaasi ee midowga Yurub.B Go&#8217;aanka ayaa daba socday kulan dhexmaray madaxa wada xaajoodka kooxda Eu Michel Barnier iyo Safiirada 27-dal oo Yurub ah,ka dib kolii madaxaasi uu la shiray ninka Ingiriiska u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":405095,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405089","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405089"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405097,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405089\/revisions\/405097"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}