{"id":405076,"date":"2019-10-11T16:56:45","date_gmt":"2019-10-11T13:56:45","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=405076"},"modified":"2019-10-11T16:56:45","modified_gmt":"2019-10-11T13:56:45","slug":"soomaaliya-oo-29-sano-kadib-dib-ugu-biirtay-urur-goboleedka-bariga-ee-la-dagaalanka-ayaxa-ee-loo-yaqaano-dlco-ea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-29-sano-kadib-dib-ugu-biirtay-urur-goboleedka-bariga-ee-la-dagaalanka-ayaxa-ee-loo-yaqaano-dlco-ea\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo 29 Sano  kadib dib ugu biirtay Urur Goboleedka Bariga ee la dagaalanka Ayaxa ee loo yaqaano (DLCO-EA)."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 13.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Waxaa duleedka magaalada Addisababa Bishoftu Itoobiya, kusoo gababoobay shirkii\u00a0 64-aad Wasiirada Beeraha Bariga Africa ee\u00a0\u00a0 ee Ururka Bariga Africa ee la dagaalanka Ayaxa Saxaraha(DCL0-EA) 10th-11th October 2019. Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay dib ugu biirtay ururka kadib 29 sano oo ay banaanka ka ahayd iyadoo 1991 kii kadib aysan qayb ka ahayn shaqooyinka ururka goboleedka DLCO-EA.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px;\"><span style=\"font-size: 13.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Wasiirka Beeraha Dowlada Federalka Itoobiya Dr.Sani Redi Ahmed oo ah Gudoomiyaha Urur Goboleedka ee sanadkaan iyo Agaasiimaha Guud ee Ururka Dr.Stephen W.Njoka,ayaa si rasmi ugu dhawaaqay in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu soo noqotay ururka DLCO-EA ee la dagaalanka Ayaxa guurguura ee lama dagaanka,iyadoo ay heli doonto adeegyada ururka u qabto dalalka xubnaha ka ah Urur Goboleedka DLCO,<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: 13.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid oo Shirkaan ka qayb galay ayaa si rasmi loo gudoonsiiyay xeer-asaaska Ururka kaasoo si rasmi Soomaaliya dib uga mid noqon doonto\u00a0 Ururkaan oo taariikh weyn kuleh gobolka ayaa waxaa la aasaasay 1962 iyadoo Soomaaliya ay xubin buuxda ka ahayd ilaa markii la aasaasay iyadoo uu xarumo waaweyn ku lahaa Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px;\"><span style=\"font-size: 13.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Ayaxa iyo Shimbiraha ayaa waxay ka mid yihiin dulimada hayaama dhib weyna ku haya beeraleyda Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px;\"><span style=\"font-size: 13.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">\u00a0Ayaxu wuxuu dhib weyn ku hayaa goboladda Awdal, Bari iyo Sanaag. Halka Shimbiraha dhib weyn u geysteen dhammaan\u00a0 goboladda koonfureed\u00a0 Gu\u2019gii aan soo dhaafney ayna\u00a0 dhibaata weyn u geysteen Bariiska iyo Masagada.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px;\"><span style=\"font-size: 13.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Hadaba, dib ugu biiridda Urur goboleedkaan\u00a0 waxay Soomaaliya u fududeen doontaa helida adeegyada ay u baahnaayeen beeraleyda Soomaaliya, taas oo yereen doonta khasaaraha beeraleyda Soomaaliya uga imaan jirey Ayaxa iyo Shimbiraha.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px;\"><span style=\"font-size: 13.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">DLCO-EA ayaa waxay leeyihiin diyaarado u diyaarsan la dagaalanka ayaxa iyo shimbiraha.<\/span><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-405077\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download-9.jpg\" alt=\"\" width=\"176\" height=\"166\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-405078\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download-1.jpg\" alt=\"\" width=\"221\" height=\"166\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-405079\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download-2.jpg\" alt=\"\" width=\"221\" height=\"166\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-405080\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download-3.jpg\" alt=\"\" width=\"221\" height=\"166\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-405081\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download-4.jpg\" alt=\"\" width=\"221\" height=\"166\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-405082\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download-5.jpg\" alt=\"\" width=\"221\" height=\"166\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-405083\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download-6.jpg\" alt=\"\" width=\"221\" height=\"166\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-405084\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download-7.jpg\" alt=\"\" width=\"221\" height=\"166\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-405085\" src=\"http:\/\/sonna.so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/download-8.jpg\" alt=\"\" width=\"221\" height=\"166\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa duleedka magaalada Addisababa Bishoftu Itoobiya, kusoo gababoobay shirkii\u00a0 64-aad Wasiirada Beeraha Bariga Africa ee\u00a0\u00a0 ee Ururka Bariga Africa ee la dagaalanka Ayaxa Saxaraha(DCL0-EA) 10th-11th October 2019. Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay dib ugu biirtay ururka kadib 29 sano oo ay banaanka ka ahayd iyadoo 1991 kii kadib aysan qayb ka ahayn shaqooyinka ururka goboleedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":405082,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-405076","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=405076"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":405194,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/405076\/revisions\/405194"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/405082"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=405076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=405076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=405076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}