{"id":404961,"date":"2019-10-10T10:20:55","date_gmt":"2019-10-10T07:20:55","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404961"},"modified":"2019-10-10T14:38:46","modified_gmt":"2019-10-10T11:38:46","slug":"mareykanka-oo-lagu-wareejiyay-koox-daacish-u-qaabilsanaa-madax-goynta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-lagu-wareejiyay-koox-daacish-u-qaabilsanaa-madax-goynta\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo xabsiga dhigay Koox Daacish u qaabilsanayd madax-goynta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)-Mareykanka ayaa xabsiga dhigay \u00a0labo xubnood oo sarsare oo ka tirsan kooxda Islaamiga ah ee Daacish, kuwaas oo ku can-baxay in ay madaxa ka jaraan dadka la \u00a0haystayaasha ee sawirradooda laga sii daayo qalabka warbaahinta ee loo yaqaanno fiidiyowga.<\/p>\n<p>Labada nin,oo ay\u00a0 horay u heysteen\u00a0 dagaalyahanada \u00a0Kurdiyiinta ee ku \u00a0sugan dalka Suuriya,waxaa ciidamada Mareykanka ay\u00a0 geeyeen\u00a0 xabsi Mileteri oo aamin ah,iyadoo la raacayo sharciga dagaalka<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan ciidamada difaaca Mareykanka ayaa u sheegay wakaalada wararka ee AFP maalinimadii shalay \u00a0in labadaasi ruux ee ay hayaan ay ka mid yihiin shaqsiyaadka qiimaha ku dhex leh kooxda Daacish,isla markaana u qaabilsanaa madax-goynta dadka iyo jirdilka.<\/p>\n<p>Wararka ay baahinayaan \u00a0warbaahinta Mareykanka ayaa sheegaya in\u00a0 labada nin ay kala \u00a0yihiin El Shafee Elsheikh iyo Alexanda Amon Kotey,kuwaas oo qayb ka ah afar nin oo ku eedeysnaa in ay geysteen jirdil,afduub iyo xasuuq dad ajanabi ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)-Mareykanka ayaa xabsiga dhigay \u00a0labo xubnood oo sarsare oo ka tirsan kooxda Islaamiga ah ee Daacish, kuwaas oo ku can-baxay in ay madaxa ka jaraan dadka la \u00a0haystayaasha ee sawirradooda laga sii daayo qalabka warbaahinta ee loo yaqaanno fiidiyowga. Labada nin,oo ay\u00a0 horay u heysteen\u00a0 dagaalyahanada \u00a0Kurdiyiinta ee ku \u00a0sugan dalka Suuriya,waxaa ciidamada Mareykanka ay\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":404962,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404961","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404961","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404961"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404981,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404961\/revisions\/404981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404962"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}