{"id":404960,"date":"2019-10-10T10:54:20","date_gmt":"2019-10-10T07:54:20","guid":{"rendered":"http:\/\/sonna.so\/?p=404960"},"modified":"2019-10-10T10:54:20","modified_gmt":"2019-10-10T07:54:20","slug":"xubno-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubno-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Garbahaarreey-(SONNA)-Guuliye Xareed Muxumed iyo\u00a0 Cabdalle Naasiri Ibraahim oo ka tirsaa Kooxda nabad-diidka ah ee Al Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka qeybtooda ku sugan Magaalada Garbahaarreey ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Labadaan Nin ayaa muddo ka mid ahaa Argagaxisada Al-Shabaab, iyagoo sheegay in ay muddadaas dhibaato badan u gaysteen Dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa deggan Gobolka Gado .<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee jooga Garbahaarreey ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Ragaas ay xiriir lasoo sameeyeen markii dambana ay Gacantooda soo galeen iyaga oo Hubkoodii wata loona sii gudbin doono Laamaha qaabbilsan.<\/p>\n<p>Bilooyinkii u dambeeyey waxaa soo kordhayay Maleeshiyaad iyo horjoogayaal ka mid ahaa Argagaxisada oo isku soo dhiibaayay Ciidanka qalabka sidda, kadib markii u ay adkeysan waayeen howl-galladda Ciidanka ka sameynayaan degaannada ay Dadka ku dhibaataan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garbahaarreey-(SONNA)-Guuliye Xareed Muxumed iyo\u00a0 Cabdalle Naasiri Ibraahim oo ka tirsaa Kooxda nabad-diidka ah ee Al Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka qeybtooda ku sugan Magaalada Garbahaarreey ee Gobolka Gedo. Labadaan Nin ayaa muddo ka mid ahaa Argagaxisada Al-Shabaab, iyagoo sheegay in ay muddadaas dhibaato badan u gaysteen Dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa deggan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":404970,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-404960","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=404960"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":404971,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/404960\/revisions\/404971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/404970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=404960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=404960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=404960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}